Tacadiyada
Sida caadada u ah. Ciidamada Gumaysiga Ethiopia mar kasta oo looga adkaado Goobaha dagaalka ee ay iskaga horyimaadaan iyaga iyo CWXO ee gacanta kulul waxay ciidamada Woyaanuhu ku gaydhadhadaan oo ay si bini aadannimada kabaxsan ula dhaqmaan ugana aar goostaan dadwaynaha reer ogaadeniya ee aan waxba galabsan waxayna ciidamada wayaanuhu tacadiyo iyo gaboodfalo ay kamidyihiin Qurgooyo,Jidhdil,Kufsi,Xadhig iyo boob ay ugaystaan hantida dadwaynaha Somalida Ogadeniya.

Waxayna gabood faladii ugu dambeeyey u dhaceen sidan hoose:
Boob Hanti
26/01/2012 Ciidamada gumaysiga Ethiopia ayaa waxay hanti aad ufarabadan oo gaadhaysa illaa 86850 Bir kadhaceen Ilma Cabdi Jaajaale oo daganaa magaalada Dusmo ee Gobolka Dhagaxbuur
Dhaawac
29/01/2012 Ciidamada Gumaysiga ayaa waxay ku dhaawaceen Deegaanka Qarsoodi oo katisan Dagmada Shilaabo ee Gobolka Qorahay ninka lagu magacaabo Qaasim Cadhays
28/01/2012 waxay ciidamada Gumaysigu si xun ugu jidhdileen Bukudhawo oo katirsan Dagmada Awaare ninka lagu magacaabo Cabdi Yare Yuusuf Axmed
Dil
29/01/2012 waxay ciidamada naflacaariga ah ee gumaysigu ku dileen Balli Dhuurre oo katirsan Gurdumi Daahir Maxamed Cabdi Hiirad
Xidhay
Magaalada Gurdumi waxay wayaanuhu ku xidhxidheen Dadka kala ah
1- Maxamed Cabdi Hiirad
2- Yuusuf Maxamuud Xaamu
3- Maxamed Maxamuud Sheecib
4- Istaahil Muuse Cadde
5- Iyo Cabdi Xaashi
04/02/2012 Deegaanka Yoocaale waxaa iyagana lagu xidhxidhay dadka kala ah
1- Daahir Sheekh Cabdi Sheekh Muumin
2- Maxamed Cismaan Cabdulle
3- Nuuradiin Cumar
4- Iyo Maxamed Caydiid Cabdi Madoobe
29/01/2012 Dagmada Awaare ee Gobolka Dhagaxbuur waxaa alagu xidhay Xaawo Yuusuf Axmed
ONA.
Filim Hore oo tusinaya dhibatada ay ciidamada woyanahu u geystaan shacabka Ogadeniya.
The most recent atrocities occurred as follows:
Looting of Property
26/01/2012 Ethiopian colonial forces looted a very large amount of property, worth up to 86,850 Birr, from the children of Cabdi Jaajaale, who lived in the town of Dusmo in Dhagaxbuur Region.
Injuries
29/01/2012 Colonial forces wounded a man named Qaasim Cadhays in the Qarsoodi area of Shilaabo District in Qorahay Region.
28/01/2012 Colonial forces brutally tortured a man named Cabdi Yare Yuusuf Axmed in Bukudhawo, part of Awaare District.
Killings
29/01/2012 The ruthless colonial forces killed Daahir Maxamed Cabdi Hiirad in Balli Dhuurre, part of Gurdumi.
Arrests
In the town of Gurdumi, the Woyane arrested the following people:
1- Maxamed Cabdi Hiirad
2- Yuusuf Maxamuud Xaamu
3- Maxamed Maxamuud Sheecib
4- Istaahil Muuse Cadde
5- And Cabdi Xaashi
04/02/2012 In the Yoocaale area, the following people were also arrested:
1- Daahir Sheekh Cabdi Sheekh Muumin
2- Maxamed Cismaan Cabdulle
3- Nuuradiin Cumar
4- And Maxamed Caydiid Cabdi Madoobe
29/01/2012 In Awaare District of Dhagaxbuur Region, Xaawo Yuusuf Axmed was arrested.
ONA.
An earlier film showing the suffering that the Woyane forces inflict on the people of Ogadenia.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

