Opens in a new tab

Donald Payne Saxiibkii Qaali Ahaa ee Qadiyada Ogadeniya oo ku Geeriyoday Maanta New Jersey

ONA6 March 2012
Read in English

Donald Payne oo  ah Congress manka kaliya uguna horeeyay ee Afrikan-Amerikan ah (New Jersey) ayaa ku geeriyoday hospital ku yaala Livingston isaga oo u dhintay nooc kamid ah xanuunka (Cancer) kansarka.

Dhimashada Donald Payne ayaa shacabweynaha Somaliyeed ee u halgamaya Xorriyadooda waxay ku tahay xanuun iyaga oo uu ka dhintay saxiib qaali ah oo qadiyada Ogadeniya kaalin weyn oo muuqata ka qaatay.

Congressman Donald Payne ayaa ahaa nin si cad oo muuqata u taageray qadiyada Ogadeniya isaga Barnaamijyo badan oo qadiyadaas looga hadlayo ka hirgaliyay dowlada wadanka USA. Waxa lagu xasuusta Kulankii uu guriga Cad ku qabtay ee qadiyada Ogadeniya looga hadlayay. Waxa uu ahaa ninka mid ah saxiibada badan ee Shacabka Ogadeniya ku leeyihiin wadanka Mareykanka.

Dolald Payne waxa uu kasoo qeyb gali jiray kulamada waaweyn iyo kuwa yar yar ee jaaliyadaha Somalida Ogadeniya isugu yimadaan isaga oo siin jiray taageradisa iyo taloyin wax ku ool ah.

Waxa hadaba Donald Payne ahaa masuul ka u qaabilsan Dowlada USA qeybta arrimaha Dibada ee Afrika sido kale kamid aha Golaha gudida Caafimaadka iyo Xuquuql insaanka. Waxa uu si toos ah u taageri jiray dhamaanba dadka dhibanayaasha ah gaar ahaan dadka madowga ah ee ku nool USA iyo caalamka.

Donald Payne waxa uu la kulmay Shacab badan oo Somalida Ogadeniya oo ku sugan xeryaha qaxootiga Kenya iyo goobo kale oo ka tirsan Geeska Afrika isaga oo baranaya dhibatada ka jirta Ogadeniya.

Waxa marar badan uu u digay Dowlada Ethiopia oo cadaadis kasaaray dhanka Dowlada USA. Sidoo kale waxa si toos ah uu ugu digay maamul goboleedyada Puntland iyo Somali land oo shacabka Somalida Ogadeniya ka ganacsada.

Donald Payne waxa uu geeriyoday isaga oo jira 77 Sano.

Waxyaalihi lagu xasuusan karo hoos ka eeg. Qodobo kooban oo kamid ah.

Warqadi Hada ka hor uu qoray Donald Payne  ee qadiyada Ogadeniya kaga hadlayay.

PRESS RELESE

U.S. Congress Subcommittee on Africa Chairman Donald Payne calls Ogaden and Somalia “The Forgotten Tragedies”

Tenth District Representative Donald M. Payne, Chairman of the Foreign Affairs’ Subcommittee on Africa and Global Health, issued the following statement on Oct. 23, 2008

“Innocent civilians continue to suffer in the Ogaden region of Ethiopia. No one knows for sure how many people have died in the Ogaden in the past two years. Many have fled their homes in search of help or had no choice but to flee in the face of major atrocities being committed by government forces.

Ethiopian Woyanne security forces are deliberately targeting innocent civilians. The raping and hanging of civilians are being used routinely by Ethiopian Woyanne security to intimidate and to psychologically torture innocent civilians. I met many of these victims in a refugee camp in Kenya.

The suffering and abuses of the people of the Ogaden are well documented. Since when does starving a child or hanging a young woman publicly qualify as a counter-insurgency operation? I have witnessed many tragedies around the world, but the one unfolding in the Ogaden is by far one of the worst. I met a mother who wondered aloud how she would survive after she had been raped by men younger than her own sons.

What the Ethiopian Woyanne government is doing is planting the seeds of hatred that will last many generations. The people of the Ogaden may forgive, but I doubt theywill forget what happened to them under this regime. The Ashanti of Ghana say “There is no medicine to cure hatred.”

Meanwhile, next door in Somalia, another man-made tragedy is killing, maining, and displacing millions of Somalis. In the past year alone, an estimated 10,000 people have been killed by Somali and Ethiopian Woyanne security forces, and insurgent groups. Many of these victims are innocent civilians. In October, two United Naitons representatives were killed.

More than half of the Somali population, an estimated 3.4 million, is in need of humanitarian assistance. Hundreds of people have died while trying to flee the suffering in Somalia. As estimated 1 million people are internally displaced and many have fled to Kenya, Yemen, and Djibouti.

In January 2008, I met many of these refugees in Dabbab refugee camp in Kenya. Many of them were born in the refugee camp. United Nations are concerned that they cannot help many new comers since the camp is full. In January, I asked a number of young Somalis in the camp what is it they want badly that they do not have in the camps. They all replied that it was education they wanted most.

The people of Somalia have suffered for far too long. There is a famous African proverb: No matter how long the night, they day will come for sure. I am sure the suffering of the helpless will one day end. The question remains, when?

La wadaag