24/3/12 Kamiin loo galay kolanyo gaadiid oo maraysay deegaanka Duudciid ee duleadka magaalada Qabri-dahar ayaa waxaa halkaa lagaga gubay ciidankii cadaewga hal Baabuur oo kuwa ciidamada qaada ah halkaasoo dhamaan ciidankii saraa uu khasaare balaadhan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawacba lagu gaadhsiiyay.
Wararka laga helayo dad ka agdhawaa goobta kolonyada baabuurta ah lagu helay ayaa xaqiijiyay inay arkayeen Baabuur kale oo la so gaadhsiiya waxyeelo balaadhan islamarkaana ay cadawgu ku jiidayeen baabuur kale
Isla taariikhdan dagaal ka dhacay buurta loo yaqaan Garsad oo ku taal duleedka ceelka Bulaale ayaa waxa ciidan cadawga lagaga dilay 2 askari iyadoo lagaga dhaawacay mid kale.
23/3/12 dagaal ka dhacay Bardalay oo ka tirsan Awaare ayaa waxa ciidanka cadawga lagaga dilay 5 askari waxaana lagaga dhaawacay 3 kale.
CWXO ee Jabhadda Wadnaiga Xoreynta Ogadenya (ONLF) ayaa maalmahan waday dagaalo habeenimo oo ay ku qaadayeen ciidamada cadawga iyagoo meelaha qaarna ay ku soo qabqabteen canaasiir loo aanaynayo inay xidhiidh iyo wadashaqayn dhaw la leeyihiin cadawga kuwaas oo ilaa hada baadhitaano lagu wado.
ONA.
24/3/12 In an ambush on a convoy of vehicles passing through the Duudciid area on the outskirts of the town of Qabri-dahar, one of the enemy forces' troop-carrying vehicles was burned there, and all the troops on board suffered heavy losses, including both deaths and injuries.
Reports from people who were near the site where the convoy of vehicles was hit confirmed that they saw another vehicle that had sustained extensive damage, and that the enemy was towing another vehicle.
On the same date, in fighting that took place at the mountain known as Garsad, located on the outskirts of the Bulaale well, 2 enemy soldiers were killed and another was wounded.
23/3/12 In fighting that took place at Bardalay, which is part of Awaare, 5 enemy soldiers were killed and 3 others were wounded.
The ONLF, the Ogaden National Liberation Front (ONLF), has in recent days been conducting night-time attacks against the enemy forces, and in some places it has captured elements suspected of having close links and cooperation with the enemy, who are still under investigation.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

