Waxaa nasoo gaadhay magacyada dadkii lagu xasuuqay deegaanka gunagado iyo kuwii lagu xasuuqay tuulada Abshir ,sidoo kale waxaa nasoo gaadhay faahfaahin ku saabsan hantidii lagu boobay deegaankaas oo inta badan ay lahaayeen dadkii la gumaaday .
Waxa lagu laayay tuulada Abshir 19.2.2012
- Cabdi kaafi Xasan Nuur oo da’diisu tahay 60 jir
- Siyaad cabdi kaafi oo da’diisu tahay 20 jir.
- C/xakiim maxamed sheikh cismaan oo da’diisu tahay 30 jir
- Mukhtaar faarax cali oo da’diisu tahay 40 jir
- Bishaar maxamuud seed oo da’diisu taghay 40 jir
- Muxumed xasan nuur oo da’diisu tahay 40 jir
- Siyaad maxamuud sheikh cali oo da’diisu tahay 40 jir
- Axmed muxumed maxamed 00 da’diisu tahay 18 jir
- Xamdi abdeeq gabadh dadeedu tahay 15 jir
Waxaa Gunagado lagu laayay 19/2/2012
- Maxamuud cabdi rashiid
- Ina jaamac gaagaale
- Caasha Maxamuud kaahin
Waxaa kale oo lagu dhacay hanti u badan xoolo nool kuwaas oo ay kaxaysteen maleeshiyadii ku soo duushay dadkaas Alle ha u naxariistee
- Cabdi xakiin maxamed sheikh cismaan oo ay dileen Waxay ka dhaceen
2 Neef oo ADHI ah
3 Dameero ah
Waxaan ilaa hada la ogayn meesha ay ku sugan yihiin caruurtii iyo reerkii marxuumka oo ay dad ugu danbayasay markii ay qaxeen.
- Siyaad maxamuud sheikh cali waxaa laga dhacay
150 adhi ah
9 geel ah
3 dameerood
- Abdee waxaa laga dhacay
30 adhi ah
16 lo ah
2 Dameerood
- Faarax maxamed xaashi waxaa laga dhacay
30 adhi ah
2 dameerod
ONA
Killed in the village of Abshir, 19.2.2012
- Cabdi kaafi Xasan Nuur, aged 60
- Siyaad cabdi kaafi, aged 20.
- C/xakiim maxamed sheikh cismaan, aged 30
- Mukhtaar faarax cali, aged 40
- Bishaar maxamuud seed, aged 40
- Muxumed xasan nuur, aged 40
- Siyaad maxamuud sheikh cali, aged 40
- Axmed muxumed maxamed, aged 18
- Xamdi abdeeq, a girl aged 15
Killed in Gunagado, 19/2/2012
- Maxamuud cabdi rashiid
- Ina jaamac gaagaale
- Caasha Maxamuud kaahin
- From Cabdi xakiin maxamed sheikh cismaan, whom they killed, they looted
- Looted from Siyaad maxamuud sheikh cali
- Looted from Abdee
- Looted from Faarax maxamed xaashi
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

