Afahayeenka Baarlamanka Kenya Faarax Macalin ayaa Ethiopia ku sheegay inay aheyd Gumeysi sidoo kale eegana tahay mida Geeska Afrika ku gal-galatay ee Awooda Sheeganaysa. (hoosta Hoose ka daawo Filimka)
Wareysi dheer oo Faarax macalin ay la yeesheen Capital Talk, ayaa waxaa faarax macalin lagu weydiiyay Su’aalo faro badan Waxuuna kaga hadlay
Ogadeniya iyo NFD waxay kukala gadisanyihiin.
Dagaalka Kasocda Somaliya ee Dowlada Kenya ku qaaday
Ogadeniya iyo Qadiyada Somalida Kenya waxay kukala gadisnaayeen
Isaga oo ka hadlaya dhulka somaliyeed ee kamidka ah Kenya iyo Dhulka Ogadeniya. Faarax Macalin waxa uu ka bixiyay taariikhdii dhulkaas Somaliyeed ay Kenya ugu biirtay midka kalena uu gacanta Ethiopia u hoos galay.
NFD hadaan ku horeyno waa ka gadisantahay qadiyada Ogadeniya waayo. Waqtigii Gumeysiga, waxaa Ingiriisku uu haystay 43 qabiil dhulkooda oo maanta ah dhulka Kenya. Qabiiladaas waxaa kamid ah Qabiilka Somalida (NFD) waxaa kale oo jira qabiilo kale sida Turkaana, oromada, dhagiro iyo kuwo kale oo badan oo dhamaantood qabiladooda kale ay wadan kale dagan yihiin sida Sudan, Uganda. Markii Gumeysigu uu baxayay ee Xoriyada uu siinayay dadkaas, Gumeysigu waxa uu go’aansaday qabiiladan Afrikaanka ah innuu halwadan ka dhigo oo xornimo ay saas ku qaataan.
Ogaden
Ogadeniya arintaas kama dhicin. Marka hore Ogadeniya waxaa gumeysanayay Ingiriiska (sida NFD oo kale). markii uu gumeysigu baxayay dhulkaas muusan siinin xoriyad ee waxa uu ku wareejiyay Gumeysi kale oo ah Ethiopia. Ethiopia waxay kamid aheyd waqtigaas Boqortooyoyinka caalamka ka jira ee wax gumeysta. Ogadeniya waxaa mar qabsaday Talyaniga markii dagaalki labaad laga adkaaday, dhulka Ogadeniya waxaa dib loogu wada wareejiyay Gumeysiga Ethiopia.
Gumeysiga Ethiopia waxa uu ahaa wadan ka qeyb qaatay kala qeybsigii Afrika shirkii Berlin. Halkaas oo ay qeybtooda ku heleen.
Sidaas awgeed shacabka Ogadeniya waxay leeyihiin. Ethiopia waa gumeysigii ugu danbeeyay ee caalamka ka jiray, waxayna wali gumeysanayaan Ogadeniya oo ah wadanka kaliya ee xoriada ka qaadan gumeystayaashii jirjiray. Waana arrin sharci ah oo logic ah, waana sheeko aan ka dhicin caalamka oo illa hada la arag kasokow Qadiyada Ogadeniya.
Hadda waqtigan aan joogno Somalida Ogadeniya waxay u daggalamayaan Xoriyadooda sidii ay Madowga Koonfur Afrika ugu dagalamayeen xoriyadoda, sidii ay Namibia ugu daggaalamayeen xoriyadooda. Sidaas awgeed shacabka Ogadeniya waxay xaq u leeyihiin inay xoriyadooda u dagalamaan waana mid sharciyan waafaqsan.
Faarah Macalin waxa kale oo uu sheegay in Dowlada Kenya iyo Dowlada Ethiopia waqtigi Xeyle selassie ay kala saxeexdeen heshiis aha mid Difaac, oo haddii wadanka Kenya ama Ethiopia midkood Somaliya soo weerarto in labada wadan isu hiiliyaan (maadama labaduba laba dhul oo Somali ah ay heysteen).
Balse qadiyada Somalida Kenya iyo Mida Ogadeniya waa kala gadisan tahay, Heshiiskii noocaas ahaana hadda waa la bur buriyay oo waxba kama jiraan weeye.
Siyaasada Kenya ee Arrimaha Dibada waa in lagu dabaqa hada waxii ka danbeeya xaaladahaas dareenka Somaliyeed. Maanta Dowlada Somaliya ma raadinayso Somali weyn waxii la odhan jiray. Qadiyadena iyo mida Ethiopiana waa inaynaan isku qasin oo innoo kala cadahay.
(Dhulka Ogadeniya ayaa illaa hada ku hoos jira Gumeysi waxaana dadkiisu u dagalamayaan Xoriyadi sidii ay ku heli lahaayen ugana hoos bixi lahaayen Gumeysiga)
The Speaker of the Kenyan Parliament, Faarax Macalin, has described Ethiopia as having been a colonial power and as being, even now, a pretender to power that has forced its way into the Horn of Africa. (Watch the video below)
In a long interview that Capital Talk conducted with Faarax Macalin, he was asked many questions, and he spoke about:
How Ogadenia and the NFD differ from each other.
The war that the Government of Kenya has launched in Somalia.
The problem between Ethiopia and Eritrea.
And the affairs of the Horn of Africa.
You can watch this interview, which is in English, below. Here are some excerpts from it.
Ogadenia and the Cause of the Somalis of Kenya Are Different from Each Other
Speaking about the Somali land that is part of Kenya and the land of Ogadenia, Faarax Macalin gave the history of how that Somali land joined Kenya while the other came under the control of Ethiopia.
To begin with the NFD, it is different from the cause of Ogadenia because, during the colonial era, the British held 43 tribes whose land is today the land of Kenya. Among those tribes was the Somali tribe (NFD), and there were also other tribes such as the Turkana, the Oromo, the Dhagiro and many others, all of whose fellow tribesmen live in other countries such as Sudan and Uganda. When the colonial power was leaving and granting those peoples their freedom, the colonial power decided to make these African tribes into one country so that they would gain independence that way.
Ogaden
That did not happen in Ogadenia. At first Ogadenia was colonised by the British (like the NFD). When the colonial power was leaving, it did not grant that land freedom but instead handed it over to another colonial power, Ethiopia. At that time Ethiopia was one of the empires in the world that colonised others. Ogadenia was at one point occupied by Italy; when it was defeated in the Second World War, the land of Ogadenia was handed back in its entirety to Ethiopian colonial rule.
Colonial Ethiopia was a country that took part in the partition of Africa at the Berlin Conference, where they received their share.
Therefore the people of Ogadenia say that Ethiopia is the last colonial power that has existed in the world, and they are still colonising Ogadenia, which is the only country that has not gained freedom from the colonisers that existed. This is a legal and logical matter, and it is something that has not happened elsewhere in the world and has not been seen to this day apart from the cause of Ogadenia.
At this present time the Somalis of Ogadenia are fighting for their freedom just as Black South Africans fought for their freedom, just as Namibia fought for its freedom. Therefore the people of Ogadenia have the right to fight for their freedom, and it is legally justified.
Faarah Macalin also said that the Government of Kenya and the Government of Ethiopia, in the time of Haile Selassie, signed a defence agreement under which, if Somalia attacked either Kenya or Ethiopia, the two countries would support each other (since both of them held Somali land).
But the cause of the Somalis of Kenya and that of Ogadenia are different, and that kind of agreement has now been dismantled and no longer amounts to anything.
Kenya's foreign policy must now be applied in light of what has followed those circumstances regarding Somali sentiment. Today the Government of Somalia is not seeking what used to be called Greater Somalia. Our cause and that of Ethiopia must not be confused with each other; to us they are clearly distinct.
(The land of Ogadenia is still under colonial rule, and its people are fighting for freedom, for how they can obtain it and free themselves from colonialism.)
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.