Filimkan waxa loo sameyay in lagu muujiyo kaalinta halgamaga iyada oo filimkan uu sanadkan 2011 kaalinta Role Model ogaden youth uu u gartay inay qaataan labada gabdhood ee halganka aadka ugu magaca dheer waa Xalimo Gobaad iyo Shugri Ilays:
Shugri Maxamed waxa ay kaalin weyn ka ciyaartay Ruwayadii Hagardaamo Gumeysi Halgama Wax ma yeesho. Sidoo kale waxa ay hormuud u aheyd bahda ilays ee kasoo tabisa barnaamijka ilays qaarada Europe. Barnaamijka ilays oo muddo kooban socday ayaa shugri ay qeyb weyn ka geysatay. Barnaamijkaas ayaa soo jiitay 2 million oo shacab ah oo si toos ah ugu xidhna. Sidoo kale Shugri waxay ka muuqata goobaha halganka oo kaalin weyn ay ka qadata.
Xalimo Gobaad oo ah iyadu gabadha Halganka somalida Ogadeniya. Waxa ay hadiyo jeer caan ku tahay ka qeyb qadashada howlaha asaasiga u ah abaabulka iyo kor uqadida kicinta wacyiga bulshada somalida ogadeniya. Gobaad sida shugri waxay ka qeyb aheyd ruwayadi Hagardamo gumeysi iyada oo ruwayadaas u qaaday qarada Amerika. Sidoo kale Xalimo waxay ka qeyb noqotay barnaamijyo badan oo lagu soo bandhigay Wadanka USA.
Gabdhahan oo ah gabdho dadaalkooda aan halkan lagu soo koobi karin ayaa filim yar oo tilmaamaya shaqoyinka ay qabteen ay idiin soo diyariyeen bahda ilays ee hoos ka daawo.
Waxa filimkaas ku xusan eray wadamada ree galbeedka looga isticmaalo dhiiranaanta wannaaga iyo wadaniyada lagu adkaado weedhaas oo laga dhaxlay Raisal wasaraha Wadankan UK sanadkii daggaalki labaad ee adduunka, isaga oo ku tirtirsiinaya shacabkiisa in wax kasta oo wannaag ah aan laga cabsan, cadowga muuqaalkiisa weyna uusan aheyn waxa dhabta ah ama siduu u muudqo uusan aheyn. qoraalki oo Af Enlish ah kana muuqda muqalka Filimkan hoose ayaa sidan aha:
Winston Churchill
Never give in! Never give in! Never, never, never, never – in nothing great or small, large or petty. Never give in except to convictions of honor and good sense.
Shugri Maxamed played a major role in the play "Hagardaamo Gumeysi Halgama Wax ma yeesho" (Colonial Harassment Cannot Harm the Struggle). She was also a leader of the Ilays team that presents the Ilays programme from the continent of Europe. Shugri made a great contribution to the Ilays programme, which ran for a short period. That programme attracted 2 million people who were directly connected to it. Shugri is also visible in the arenas of the struggle, where she plays a major role.
Xalimo Gobaad is herself a daughter of the struggle of the Somalis of Ogadenia. She has always been known for taking part in activities that are fundamental to mobilising and raising the awareness of the Somali society of Ogadenia. Like Shugri, Gobaad took part in the play "Hagardaamo Gumeysi", taking that play to the continent of America. Xalimo has also taken part in many programmes presented in the USA.
These women, whose efforts cannot be summed up here, are the subject of a short film describing the work they have done, prepared for you by the Ilays team; watch it below.
The film features a phrase used in Western countries for courage, goodness and patriotism, a saying inherited from the Prime Minister of the UK during the Second World War, in which he reassured his people that nothing good should be feared, and that the enemy's great appearance was not what was real, nor was it as it appeared. The text, which is in English and appears in the video of the film below, reads as follows:
Winston Churchill
Never give in! Never give in! Never, never, never, never - in nothing great or small, large or petty. Never give in except to convictions of honor and good sense.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
