Opens in a new tab

Filim: Ugaas Gama’Diid oo Kahadlaya Halganka Gobanimadoon ee Ogadeniya iyo Dhqan Xumada Gumeysiga

ONA10 March 2012
Read in English

Ugaas Gama diid oo ah Odeyaasha caanka ah ee Somalida Ogadeniya kana soo qaybqaatay halgankii WSLF ee 1977 iyo dadaalo badan oo lagu raadinayo sidii shacabka Ogadneiya loo gaadhsiin lahaa aayo katashi iyo xoriyad ayaa halkan hoose ku siinaya bulshada gubaabo ku aadan halganka JWXO wado innuu yahay xaq. Waxa uu ka hadlaya baahida loo qabo in la helo ciidan xoogan oo tababaran. sidoo kale waxa uu ka xog bixinaya shacabka Somalida Ogadeniya oo gumeysigu kala daggaalamayo dhaqankoodii iyo diintoodi intaba. Hoos ka daawo.

La wadaag