San Diego, California: Waxaa sidii aan horey warbaahinta idiinku soo gudbinay socdaal hawleed ku joogay magaalada San Diego ee gobolka California, Hoggaamiyaha Abaabulka & Arimaha Bulshada ee JWXO mudane Mohamed Abdi Yassin “Diirrane” isagoo shalay seminar taxane ahaa qaybtii koobaad u soo jeediyey hawl-wadeeno iyo xubno ka tirsan Jaaliyadda Soomaalida Ogadenia ee San Diego.
Haddaba waxaa maanta duhurkii dib u furmay seminarka qaybtiisii labaad oo nuxurkiisu ahaa macnaha ururnimo, kamid noqoshada urur iyo wajibaadka xubinka ka mid noqonaya urur. Cashirkan ayaa runtii ahaa mid tiigsanaya tusaaloyin iyo faltahyo nidaamsan oo ka midho dhalin kara habsami usocdka ururka.
Gabagabadii seminaarka ayaa hawl-wadeenadii iyo dhamaan xubnihii ku kala qaateen akhbaarihii ugu dambeeyey sida shaqo qaybsi iyo dardaaran.
Seminarkan aaya ahaa mid mug weyn leh oo wax badan kusoo kordhiyey dhamaan xubnihii ka qaybqaatay isla markaana guul ku dhamaaday.
Abdirahman Hollywood/San Diego, Califoria
ONA.
San Diego, California: As we previously reported to the media, the ONLF's Head of Mobilisation & Social Affairs, Mr Mohamed Abdi Yassin "Diirrane", has been on a working visit to the city of San Diego in the state of California. Yesterday he delivered the first part of a seminar series to officials and members of the Ogadenia Somali Community in San Diego.
Today at midday, the second part of the seminar reopened. Its content covered the meaning of being an organisation, becoming a member of an organisation, and the duties of a member joining an organisation. This lesson was truly one aimed at examples and systematic analyses that can bear fruit for the smooth running of the organisation.
At the conclusion of the seminar, the officials and all the members exchanged the latest news, such as the division of work and final advice.
This seminar was of great significance, added a great deal to all the members who took part, and ended successfully.
Abdirahman Hollywood/San Diego, Califoria
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
