Dalka ogaadeenya oo ay dad badan u yaqaanaan xabsigii gudaha balaadhnaa,taas oo looga jeedo in ay joogto uga dhacaan xidhxidh baahsan oo aan loo kala aabo yeelin Oday,Hooyo,Gabadh iyo Ilmo yar midnaba, ayaanay aduunyadu uga hadlin sidii loo baahnaa iyo xataa si la odhan karo waa laga warqabaa midnaba.
dhibaatooyinkan la factirsaday dadka oo dusha ka saarnaa tobanaan sanadood ayaa noqday mid diif iyo xanuun joogto ah xanbaarsan.waxaa bilihii ,iyo maalmihii ugu danbeeyay ka dhacay dalka ogaadeenya degmooyin ka mid ah kufsi iyo fara xumayn loo gaysta dumar birmagaydo ah, sidoo kale waxaa jiray dad badan oo lagu xidhxidhay degmooyinka Awaare iyo Dhagaxbuur iyo meelo kale.
BULAALE
hadaba waxaa soo gaadhay ONA gabdho lagu xidhxidhay 24/3/12 ceelka Bullaale waxayna kala yihiin
Khadra dayr
Raxma cismaan
Qorane cali
Canad yuusuf guure
Caasha cabdiraxmaan muxumed
SAGAG
sidoo kale 18/3/12 ayaa waxaa dad lagu xidhxidhay magaalada Sagag ee ka tirsan gobolka nogbeed waxayna kala yihiin
Maxamed sheikh cabdi
Cabdulaahi nuur
Axmed shun
ONA
The country of Ogadenia, which many people know as the vast open-air prison, meaning that widespread arrests constantly take place there that spare no one, whether elder, mother, girl or small child, is something the world has not spoken about as needed, nor even in a way that could be said to show it is aware.
These hardships imposed on the people, which have weighed on them for decades, have become a constant burden of misery and pain. In recent months and days, rape and sexual abuse committed against defenceless women have taken place in some districts of Ogadenia, and many people have also been arrested in the districts of Awaare and Dhagaxbuur and in other places. BULAALE ONA has now received word of girls who were arrested on 24/3/12 in Ceelka Bullaale, and they are as follows: Khadra dayr Raxma cismaan Qorane cali Canad yuusuf guure Caasha cabdiraxmaan muxumed SAGAG Likewise, on 18/3/12 people were arrested in the town of Sagag, which belongs to Nogob region, and they are as follows: Maxamed sheikh cabdi Cabdulaahi nuurAxmed shun
ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

