Opens in a new tab

Gabriile oo lagu Kufsaday 16 Dumar ah Hal Maalin iyo Tacadiyadi Kale ee Degaanka oo Xidhay iyo Dilal Isugujira.

ONA12 March 2012
Read in English

Ka dib markii lagu jabiyay  ciidamada cadawga goobihii hardanka dagaalka isla markaana  ay la soo hoyden guul daro iyo moral jab ,ayay sidii caadad ahayd waxay  gumaad noocyo kala  duwan ah kula kaceen dadkii shacabka ahaa

Dhibaatooyinkan  ay ku hayaa ciidamada tigreegu shacabka ogaadeenya ayaa noqday kuwa aan cidina waxba iska waydiinin

Sida aad la socoteen bishii hore badhatamaheedii  iyo dabayaaqadeedii ayay ahayd markii ay ciidamad cadawgu xasuuqa baahsan ka gaysteen deeganka gunagado  iyo xidh-yare

Halkaas oo ay ku dileen toabanaan qof  islamarkaana ay ku dhaawaceen dad badan

Tacadiyadaa  kuwii ugu danbeeya ee nasoo gaadhay ayay waxay kakala dhaceen deegaanadan

4/3/12 waxaa lagu xidhay magaalada dhuxun

Cadeeya Narkhadle kaariye

Ayaan Cabdulaahi daroor

Ifraax Cabdulaahi aadan

Saynaba Aadan

5/3/12 waxaa laga taxaabay Farmadaw loona dhaadhiciyay magaalada Gunagado dadka kala ah

Cadaani Axmed labaale

Cabdulaahi Yoonis

Cabdi wali Axmed daahir

5/3/12 waxaa lagu xidhay magaalada Birqod

Muxumed  Cabdi cali

Bishaar  Ibraahin  cabdi

Muxumed Cali sheikh axmed

Daahir Macalin cabdi

Cabdi-kaad Macalin cabdi

Dhagadheere  Maxamed biixi

Dhibtan Cabdi Faarax

Nimco Cabdi  Alaaki

Mukhtaar Cabdi Cali

Shaafi Mursal

3/3/12   Burco duuray    ayaa waxa lagu xidhay islamrakaana lagu dhacay dadka  kala ah

Aniis  Budul  waxaa  laga wareegay gaadhi u rarnaa islamarkaana waa la xidhay.

20/2/12 wiyilalays oo u dhaw Galaashe  ayaa waxaa loo gaystay dhac iyo guryo uu gubay cadawgu

Isra Xayi Axmed Guule   waxaa laga dhacay 3340 bir islamrkaana waxaa laga gubay gurigeedii.

Dhoore Xuseen Xante   waxaa laga dhacay 3120 bir  islamrkaana waxaa la gubay gurigiisii.

Axmed Xayi Guudle waxaa loo gaystay jidhdil islamarkaana waxaa laga gubay gurigiisii.

25/2/12  waxaa lagu xidhay magaalada galaalshe dadka kala ah

Geedi Sadiiq Cabdulaahi

Cabdi kayd Xayi Axmed Guudle

Maxamed Shaakir Axmed

Yaxye Huriye

Badal Miraad Cabaase

Maxamuud Mahad Muxumed

Axmed Cabdi- Raxmaan Cabdulaahi

Nicmaan Maxamed Khaliif

Maxamuud Cabdulaahi Fadal

Hinda Cabdi -Qaadir Cumar

Hinda Cabdi Samad Cabaase

Ugaaso Maxamed Khaliif

Hodan

5/3/12  waxaa lagu xidhay tuulada qorra oo ka tirsan degmada dhanaan dadka kala ah

Cabdi-Dhuub  Cabdi-rashiid

2/3/12 waxaa lagu xidhay shilaabo

Kalafoge Colaad Faarax

8/3/12 waxaa lagu xidhay magaalada qabri dahar

Nasri Cabdulaahi Xaashi

4/3/12 waxaa jidhdil iyo xidhay loogu gaystay magaalada garbo

Maxamed Xasan Khaliif     “Nasiye

5/3/12 waxaa dhaawac loogu gaystay magaalada Bukudhwo ka dib markii cadawgu uu xabad ku dhuftay

Xasan Khaliif

27/2/12    waxaa  lagu dilay deegaanka Gabriile  islamarkaan loogu gaystay kufsi aan aaboyeel lahayn haweenka kala ah

Fataax Xaaji Maxamed    oo halkaas kadib lagu dilay

Khayro- diib Cabdi Dhuux  oo ahayd  hooyo  uur leh islamarkaana  sidii loo kufsanayay laga soo tuuray ilmihii

Caagan Maxamed Geedi

Aamina Diirane Yaasiin

Sahra Shaafi  Turre

Ardo Maxamed Axmed

Sahra Macalin Axmed

Dhuux  Maxamed Xasan

Faadumo Nuur Cabdi  Cakoole

Faadumo Yuusuf Cumar

Saynaba Macalin Maxamed

Geesh Cabdi Suldaan

Nuuriya Sheikh Xuseen

Hodan Bashiir Maxamed

Cawo Rashiid Aflaw

Fardawsa Axmed Buraale

Faadumo Maxamed Ugaas

ONA

La wadaag