Dagaal dhabagal ah oo ay CWXO u galeen kolanyo gaadiid ah oo wadadda Galaalshe socday taariikhdu markaya ahaydf 11/11/2011 ayaa waxaa halkaa lagaga gubay cadawga laba baabuur iyo wixii saarnaa iyadoo isla habeenimadiina la weeraray laba jeer oo si xoogan dagaal loogu qaaday goobtii ay fadhiisteen. Khasaaraha ka dhashay weeerarada habeenimo ayaan wali cadayn. Waxaa wararka naga soo gaadhaya Xarunta dhexe ay sheegayaan in ay maalmahan jireen dagaalo dhex maray naftood hurayaasha CWXO iyo kuwa Wayaanaha. Wararku waxay intaa ku darayaan in loogu gaystay ciidanka cadawga khaasre naf iyo maalbna leh dagaaladaa.
Weerarada ay qaadeen CWXO maalmihii la soo dhaafay ayaa u dhacay sidan;
24/10/ 2011 dagaal habeenimo oo ka dhacay Qaraara oo ka tirsan degmada Fiiq waxaa ciidamada cadawg lagaga dilay 2 askari waxaana lagaga 1 mid kale
6/11/2011 dagaal ka dhacay Saliida oo ka tirsan degmada Fiiq waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 3askari waxaana lagaga dhaawacay 4 kale
7/11/2011 dagaal ka dhacay Qodaxlay oo ka tirsan degmada Qabridahar waxaa ciidamada cadcawga lagag dilay 2 askari waxaana lagaga dhaawacay 4
12/11/2011 dagaal ka dhacay ceelka Malayko oo ka tirsan degmada Garbo waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 6 askari waxaana lagaga dhawaacay 10 kale
Waxaa kale oo jira dagaalo habeenimo oo lagu qaaday deegaanada Qoolaali, Qodaxlay, Laasdhoonqil iyo meelo kale kuwaas loo cadawga lagu gaadhsiiyay khasaare
Dhinaca kale waxaa jira dhibaatooyin soo gaadhay dadka dagaaanka meelahaa ay dagaaladu ka dhaceen oo ay gaysteen ciidamada cadawga.
ONA.
In an ambush that the ONLF forces (CWXO) carried out on 11/11/2011 against a convoy of vehicles travelling on the Galaalshe road, two of the enemy's vehicles and everything on them were burned. That same night, the place where they had camped was attacked twice in heavy fighting. The losses from the night attacks are not yet clear. Reports reaching us from the Central Zone say that in recent days there have been battles between the self-sacrificing fighters of the ONLF forces (CWXO) and those of the Wayaane. The reports add that the enemy forces suffered losses of both lives and property in those battles.
The attacks carried out by the ONLF forces (CWXO) in recent days took place as follows:
24/10/2011: In a night battle at Qaraara, in Fiiq district, 2 enemy soldiers were killed and 1 other
6/11/2011: In a battle at Saliida, in Fiiq district, 3 enemy soldiers were killed and 4 others were wounded
7/11/2011: In a battle at Qodaxlay, in Qabridahar district, 2 enemy soldiers were killed and 4 were wounded
12/11/2011: In a battle at the Malayko well, in Garbo district, 6 enemy soldiers were killed and 10 others were wounded
There were also night attacks launched in the areas of Qoolaali, Qodaxlay, Laasdhoonqil and other places, in which the enemy suffered losses.
On the other hand, the people living in the areas where the fighting took place have suffered hardships inflicted by the enemy forces.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
