Opens in a new tab

Golaha Isbahaysiga Danaha Soomaaliyeed ayaa 21 Bishan Qaban Doona Kulan Wayn oo ay ka Sooo Qayb Galayaan Aqoonyahanada Soomaaliyeed …

ONA15 June 2026
Read in English

Golaha isbahaysiga Danaha Soomaaliyeed ayaa 21 bishan qaban doona kulan wayn oo ay ka sooo qayb galayaan aqoonyahanada Soomaaliyeed saamilayda Siyaasada kulankan ayaana qiimayn wayn lagaga samayn doonaa Jahooyinka Siyaasada ee Dawlada Dagaanka Soomalida DDS.

La wadaag