Madaxa Hogaanka Arimaha Dibada ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ayaa habiinkii xalay ahaa oo taariikhduna kubeegneed 15/03/12 soo caga dhigtay garoonka diyaaradaha magaalda Perth ee galbeedka Australia ayaa halkaasoo ay ooga hortageen kuna soo dhaweeyeen xubna ka socda jaaliyada Soomaalida Ogaadenia ee magaalada Perth. Dr Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh Mahdi (Maadeey) oo baryahanba ku joogay booqasho shaqo gobolada Pacificga khaastana wadanka Australia ayaa halkaas kula kulmay masuuliyiinta Jaaliyada oo uu horkacayay Mudane Axmed Dalmar.
Dr Maadeey waxa uu kasoo kactimay magaalada Melbourne halkaas oo hogaamiyahu kulamo kala duwan uu kula soo yeesshay jaaliyada S.Ogadenia qaybaheeda kala duwan sida ururada bulshada iyo dhamaan masuuliyiinta jaaliyadaha asaga oo kulamadaas ooga waramay si qoto dheer xaalada halganka uu marayo iyo dhamaanba siyaasada geeska africa. Mudane Cabdiraxmaan ayaa jaalyada Melbourne ee halkaas uu kula kulmay kula dar daarmay in ay garab istaagaan halganka lagu xoreenayo dalka Ogadenia, kana digtoonaadaan tabaha khiyaamooyinka ah ee uu gumaysigu marwalbo kudayayo bushowaynta Ogadenia.
Hadaba Jaaliyada S.Ogadenia ee ku dhaqan galbeedka Australia oo baryahanba ka shintirinayay safarka Dr Maaday uu ku imanayo magaalada Perth ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalda Perth ayada oo lafilayo in uu shirar kala gadisan laqaadan doono dhamaan ururada bulshada ay jaaliyada kakoobantahay.
Safarka Dr Maadeey uu ku joogo magaalada Perth waxaad kala socon doontaa shabakada Ogaden News Agency (ONA)
ONA Perth.
The Head of Foreign Affairs of the Ogaden National Liberation Front landed last night, 15/03/12, at the airport of the city of Perth in Western Australia, where he was met and welcomed by members of the Ogadenia Somali community in Perth. Dr Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh Mahdi (Maadeey), who has recently been on a working visit to the Pacific region, particularly Australia, was met there by community officials led by Mr Axmed Dalmar.
Dr Maadeey departed from the city of Melbourne, where the leader held various meetings with different sections of the Ogadenia Somali community, such as community organisations and all community officials. In those meetings he spoke in depth about the state of the struggle and the politics of the Horn of Africa as a whole. Mr Cabdiraxmaan urged the Melbourne community he met there to stand by the struggle to liberate the country of Ogadenia, and to be wary of the deceptive tactics that the coloniser constantly attempts against the people of Ogadenia.
Meanwhile, the Ogadenia Somali community living in Western Australia, which had for some time been eagerly awaiting Dr Maaday's trip to Perth, welcomed him at the Perth airport. He is expected to hold various meetings with all the community organisations that make up the community.
You can follow Dr Maadeey's visit to the city of Perth on the Ogaden News Agency (ONA) network.
ONA Perth.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
