
Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Dalka K/afrika oo ka mid Jaaliyadah Ogaadeeniya kuwa ugu firfircoon ee ka hawl gala dunida dacaladeeda ayaa shalay shir ku qabsatay magaalad Capetown. Shirka oo ahaa mid si fiican loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiinta jaaliyada Ogaadeeniya ee K/Afrika oo ka kala yimid dhamaan gobolad dalka K /Africa.
Shirka Jaaliyada ayuu ajendihiisu ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa hawlaha abaabulka jaaliyadda iyo tayada Jaaliyada, laguna wacyi galinayey xubnah maamulka jaaliyadda iyo bulshada Ogaadenya ee ku dhaqan dalka K/afrika ayada oo laga warqabo in ay joogaan dalka K.Afrika boqolaal muwaadiniin Ogaadeeniya u dhashay una badan dhalinyaro la socda heerka uu marayo halgankooda oo ayna wali maskaxdooda ka bixin dhibaataday oga soo carareen dhulkoodii hooyo.
Mas’uuliyiinta jaaliyada ee shirka maanta goob jooga ka ahaa ayaa xubnaha iyo taageereyaasha Jaaliyada kala hadalay siday kor oogu qaadi lahaayeen sanadka cusub hawlaha jaaliyada una dar dargalin lahaayeen qorshaha sanadka cusub iyadoo loo baahan yahay in lala yimaado hormar iyo waxqabada.

Waxay mas’uuliyiintu warbixin ka siiyeen xubnaha waxyaabihii jaaliyada ay qabatay sanadkii la soo dhaafay iyo qorshaha sanadka cusub. Waxaa sidoo kale warbixin laga siiyay jaaliyadda xaalada Ogaadeenya gaar ahaan guulihii uu CWXO sanadkii la soo dhaafay ka soo hooyiyeen dagaaladii cadowga ay iskaga horyimaadeen, iyagoo ka sheegay goobta siday ooga go’antahay naftood-hurayaasha CWXO in ay fuliyaan waajibaadka saran ee ah xoreynta ciida Ogaadeeniya ee sanadaha badan uu gumaysiga soo daashaday.
Iyadoo xubnuhu ay u dhago taagayaan warbixinada mas’uuliyiinta jaaliyada ayaa waxaa khadka telefoonka soo galay Gudoomiye ku xigeenkaJWXO Dr: Maxamed Ismaaciil Cumar oo salaan kadib warbixin siiyey xubnihii jaaliyadda ee shirka fadhiday. Mudane Maxamed Ismaaciil ayaa arimo badan oo halganka quseeya kaga warbixiyay khadka teleefoonka oo gaadhsiiyay jaaliyadda.
Warbixintii kadib ayay waxay xubnuhu waydiiyeen su’aalo ku saabsan xaaladda dalka uu ku sugan yahay iyo halganka gobanimodoonka ah ee JWXO ay hormuudka ka tahay kuwaas oo dhinac walba taabanayey ayuu mudane Maxamad Ismaaciil si fiican ugu qanciyey xubnaha su’aalihii ay waydiiyeen taasoo dadweynaha ay ka maqsuudeen warbixintii uu Gud.ku-xigeenka ka siiyay halganka ka socda gudaha iyo dibadaba .

Intaas kadib gabogabadii shirka waxaa afkaar iyo talooyin is dhaafsaday xubnihii jaaliayda ee goobtaas joogay waxaan lagu kala tagay balantii iyo hawlihii jaaliyada in horey loo sii wado.
Jaaliyadaha Ogaadeeniya ayaa dhamaantood waxay bilabeen qorshayaasha cusub ee sanadkan, iyagoo ku wada hanweyn inay dar dar galiyeen hawlaha halganka ay ka wadaan dibadda oy fuliyaan qorshaha loo dajiyay jaaliyad walba.

Kaahin Xareed/ONA/Nairobi
The Ogadenia community in South Africa, one of the most active Ogadenia diaspora communities operating around the world, held a meeting yesterday in the city of Capetown. The meeting, which was well organised, was attended by officials of the Ogadenia community in South Africa who came from all the regions of South Africa.
The agenda of the community meeting was how to strengthen the community's mobilisation activities and the quality of the community, and it raised awareness among members of the community administration and the Ogadenia society living in South Africa, given that it is known that there are hundreds of citizens born in Ogadenia in South Africa, mostly young people, who follow the stage their struggle has reached and who have still not put out of their minds the hardships from which they fled their motherland.
The community officials who were present at today's meeting spoke with the members and supporters of the community about how they would strengthen the community's activities in the new year and speed up the plan for the new year, as progress and achievement are needed.

The officials briefed the members on what the community had accomplished in the past year and the plan for the new year. The community was also briefed on the situation in Ogadenia, in particular the victories that the ONLF army achieved last year in the battles in which they confronted the enemy, and they stated at the venue how determined the ONLF freedom fighters are to carry out the duty upon them of liberating the soil of Ogadenia, which colonialism has trampled for many years.
As the members were listening to the reports of the community officials, the Deputy Chairman of the ONLF, Dr. Maxamed Ismaaciil Cumar, joined by telephone and, after greetings, gave a briefing to the community members attending the meeting. Mr. Maxamed Ismaaciil briefed them over the telephone on many matters concerning the struggle and conveyed them to the community.
After the briefing, the members asked questions about the situation in the country and the struggle for freedom led by the ONLF, which touched on every aspect, and Mr. Maxamad Ismaaciil answered the members' questions to their satisfaction, and the public benefited from the briefing the Deputy Chairman gave them on the struggle taking place both inside and abroad.

After that, at the conclusion of the meeting, the community members present exchanged ideas and suggestions, and they parted with the commitment that the community's activities would be carried forward.
The Ogadenia communities have all begun the new plans for this year, all aspiring to speed up the activities of the struggle they are carrying out abroad and to implement the plan set for each community.

Kaahin Xareed/ONA/Nairobi
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

