
Meel degmada Mina duleedkeeda ku taal oo Guduudo la yidhaado ayay xalay CWXO dharbaaxo kulul ugu gaysteen ciidamdii gumaysiga ee halkaa fadhiyay waxayna cagta mariyeen ciidankii Guduudo ku sugnaa. Waxay CWXO goobtaa kula wareegeen qalab ciidan oo kala duwan iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in askar badan cadawga lagaga laayay. Tirada rasmiga ah faafaahinta dambe ayaan ku soo bandhigi doonaa.
Degmada Mina ayaa waxay ku taalaa Koofur Galbeed magalaada Herer oo aan wax badan ka durugsanayn magaalada, waxaana lagu hayaa magaalada Herer culays ciidan oo cadawgu uu ka argagaxsanhay.
Dhanka kale 1dii bishan Juun waxaa mar labaad isku laayay magaalada Qabridahare maleesiyadii Hawaarinta iyo Woyaanahii magaalada wada daganaa iyagoo askar dhowr iyo toban dhan oo labada dhinac ah iska dilay. Wararka ka imanaya Qabdidahare ayaa waxay sheegayaan guud ahaan inay colaad xun iyo khilaaf kala fogaansho ah ku keentay arintaa, taasoo kordhisay baxsashadii Hawaarinta dhaqanka xun, gaar ahaan kuwa diidan in aad loo sii duleysto, iyadoo ciidanka rasmiga ah ee Itobiya ay ula dhaqmaan Hawaarinta sidii calooshood u shaqaystayaal aan lahayn mabda’a iyo akhlaaq toona.
Waxaa 3dii bisha ka baxsaday Magaalda Dhanaan 14 askar Woyane iyo Hawaarin ba isugu jiray ku waas oo u soo galay CWXO Qaybta Bir-jeex. Sida oo kale waxaa ka socda goobo badan oo cadawgu ku sugnaan baxsi tirooyin kala duwan ah.
Waxaa iyadana warar la hubo ay sheegayaan in hubka laga dhigay askar cadaw oo boqolaal ah kadib dagaalkii Galaashe, kuwaasoo hadda ku sugnaa saldhigyada cadawga ee jiida u dhaxaysa Herer iyo Jigjiga, waxaana ciidankaa lagu kala xidhay xeryaha Jigjiga iyo Herer. Askataas ayaa amarka diiday ka dib dharbaaxadii loo bixiyay Aare-shacab ee Galaalshe kaga dhacday.
Waxaa muuqata in Hawaarintii shacabka lagu gumaadi jiray ay hadda soo afjar mayaan, ka dib markii ay dhibaatooyin badan kala kulmeen dagaaladii ay la galeen CWXO isla marahaantaana ay qaarkood fahmeen dulmiga ay ku sameeyeen dadka shacabka ah ee la dhashay oo aduun iyo aakhriba ay ku seegeen.
ONA.
Last night, at a place called Guduudo on the outskirts of Mina district, the CWXO dealt a heavy blow to the colonial troops stationed there and overran the force that was based in Guduudo. The CWXO seized various military equipment at the site, and preliminary reports indicate that many enemy soldiers were killed. We will present the official figures in a later update.
Mina district is located south-west of the city of Herer, not far from the city, and the city of Herer is under military pressure that has terrified the enemy.
Meanwhile, on the 1st of this month of June, the Hawaarin militia and the Woyane, who were living together in the town of Qabridahare, clashed for a second time, killing more than a dozen soldiers from both sides. Reports coming from Qabdidahare say that, in general, this has led to bitter hostility and a deep rift, which has increased desertions among the ill-behaved Hawaarin, especially those who refuse to be humiliated further, as the regular Ethiopian army treats the Hawaarin like mercenaries with neither principles nor morals.
On the 3rd of the month, 14 soldiers, a mix of Woyane and Hawaarin, deserted from the town of Dhanaan and came over to the CWXO's Bir-jeex Division. Likewise, desertions of varying numbers are taking place at many locations where the enemy is stationed.
Reliable reports also state that hundreds of enemy soldiers who had been stationed at enemy bases along the line between Herer and Jigjiga were disarmed after the Galaashe battle, and these troops have been detained in camps in Jigjiga and Herer. These soldiers had refused orders after the blow dealt to the Aare-shacab at Galaalshe.
It appears that the Hawaarin, who used to be used to massacre civilians, are now coming to an end, after suffering heavy losses in the battles they fought with the CWXO, while at the same time some of them have come to understand the oppression they inflicted on their own fellow civilians, for which they have lost both this world and the hereafter.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
