Rasuulka CS wuxuu yidhi; Guri waxaa ugu khayr badan midka agoon laga karaameeyo, waxaana ugu shar badan midka agoon lagu dhibo. Ilaahayna wuxuu ugu jecelyahay qofkii wanaag u sameeya agoon ama gabadh garoob ah.
خير البيوت بيت فيه يتيم يحسن اليه و شر البيوت بيت فيه يتيم يساء اليه واحب عباد الله الى الله تعالى من اصطنع صنعا الى اليتيم او ارملة)) صدق رسول الله صلى الله عليه و سلم
Dhaqaalaynta agoonta waxay ka mid tahay akhlaaqda ugu wanaagsan islaamka ee rasuulka CS ee sida aadka ah uga hadlay, wuxuu sheegay Nabiga CS in qofka kafiisha agoon ee barbaariya inay Janada wada galayaan iskumar Rasuulka CS.
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ ، قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللهِ صلى الله عليه وسلم: كَافِلُ الْيَتِيمِ لَهُ ، أَوْ لِغَيْرِهِ ، أَنَا وَهُوَ كَهَاتَيْنِ فِي الْجَنَّةِ ، إِذَا اتَّقَى اللهَ. وَأَشَارَ مَالِكٌ بِالسَّبَّابَةِ وَالْوُسْطَى. أخرجه أحمد 2/375(8868) . ومسلم (7578).
Rasuulka CS wuxuu u sheegay qofkii agoon kafaala qaada inuu la ajir yahay qofka jihaadka ku jira ee goobta dagaalka taagan;
قال صلي الله عليه و سلم ” الساعي علي الأرملة و المسكين كالمجاهد في سبيل الله أو القائم الليل الصائم النهار” – متفق عليه عن أبي هريرة صحيح الجامع 3680-
Aayada badan ayuu Ilaahay kaga hadlay xuquuqda agoonta iyo in loo gargaaro oo loo naxariisto, wuxuuna Ilaahay u ballan qaaday qofka dhaqaaleeya agoonta inuu leeyahay ajir farabadan.
Sheeka yar oo ka hadlaysa fadliga agoonta oo lagu qoray kitaab imaam Dahabi wuxuu sheegay;
Inuu nin nolol fiican ku noolaa isaga iyo caruurtiisa oo daganaa dalka Faaris uu geeriyooday kana tagay gabdho. Reeerkii agoonta ahaa ayaa ku dhibaatooday magaaladii, ka dibna xaaskii oo ka xun inay arkaan dhibaatada haysata oy ku wiirsadaan cadawgeeda ayaa ka guurtay magaaladii oo magaala kale tagtay. Waqti uu qabow badan dhacayo ayay magaaladii gashay. Gabdhihii ayay dhaxantii ka gaysay masjid laga guuray iyadiina waxay u raadisay waxay cunaan. Laba koox oo meel fadhida ayay u timid. Mid waxaa horfadhiya nin muslim ah oo ah sheekha magaalada, kooxda kalena nin majuus ah oo magaalada ka ah qasnaji. Muslimkii ayay ku horeysay oy ku tidhi; waxaan ahay gabadh muslimat ah gabdho agoon ah ayaanan uga imid masjidkaa ee na caawi. Wuxuu ku yidhi yaa garanaya waxaad sheegayso inuu run yahay. Waxay tidhi magaalada waan ku cusbahay qofna kama garanayo. Markay waxba ka weyday ayay iskaga tagtay iyadoo aad u murogaysan waxayna aaday ninkii majuuska ahaa oy intii oo kale u sheegtay. Wuxuu ku yihdi; adiga iyo gabdhahaagaba ila soo daga aniga. Halkii ayuu si fiican u nooleeyay oo raashin iyo dhar qurxoon u labisay agoontii.
Waxaa la yidhi habeenkii dambe ayuu ninkii sheekha ahaa wuxuu riyo ku arkay isagoo taagan qiyaamihii. Rasuulka CS ayuu arkay oo daar aad u weyn oo qiimi badan furihiisa haya. Wuxuu ku yidhii Rasuulkii Ilaahayow waxaan ahay nin muslim ah ee daartan i sii. Wuxuu ku yidhi Rasuulka CS markay kuu timid gabadha muslimadda ah ee agoonta wadata sow kuma aadan odhanin maxaa cadaynaya inaad tahay muslimad? Anigana ii keen caddayn inaad tahay muslim. Ninkii oo argagaxsan ayaa magaaladii dhex maray isagoo raadinaya gabadhii agoonta wadatay. Waxaa loogu tilmaamay inay la joogaan majuusigii. Markii loo keenay ayuu ku yidhi; waxaan ka doonayaa gabadha muslimada ah iyo caruurteeda inaad ii soo celiso. Wuxuu ugu jawaabay; lagama yaabana inaan kuu keeno sababtoo ah barakadoodii ayaaban arkaye. Wuxuu ku yidhi kun diinaar iga qaado oo ii keen. Haka yaabin ayuu ugu jawaabay, sababtoo ah qasriga aad ku aragtay riyada anigaa la’ii abuuray. Walaalhi aniga iyo ehelkaygiiba ma’aanan seexanin xalay ilaa aan ka islaamno gabadha horteeda.
Waxaanan arkay riyadii aad aragtay oo kale wuxuuna igu yidhi rasuulka CS; gabadhii muslimadda ahayd iyo ciyaalkeeda ma’idagay kula joogaan? Waxaan ku odhi haa rasuulkii Ilaahyow. Wuxuu igu yidhi Qasrigaa adiga iyo ehelkaaga ayaa iska leh, adiga iyo ehelkaagana waxaad tihiin ehlu janno.
Ninkii sheekha ahaa halkii ayuu ka dhaqaaqay isagoo aad uga murugoonaya fursadda uu is dhaafiyay.
Waxaa na sugaya agoontii shuhudada ee haloo tartamo kafaalshadooda. Nin walbow caruurtaada oo qoslaysa markaad daawato soo xasuuso kuwii ay naftood-hurayaasha nooga tageen.
ONA.
The Messenger (peace be upon him) said: The best of homes is the one in which an orphan is honoured, and the worst of homes is the one in which an orphan is mistreated. And the most beloved to God is the person who does good to an orphan or a widowed woman.
خير البيوت بيت فيه يتيم يحسن اليه و شر البيوت بيت فيه يتيم يساء اليه واحب عباد الله الى الله تعالى من اصطنع صنعا الى اليتيم او ارملة)) صدق رسول الله صلى الله عليه و سلم
Supporting orphans is among the finest virtues of Islam, one the Messenger (peace be upon him) spoke about at great length. The Prophet (peace be upon him) said that the person who sponsors and raises an orphan will enter Paradise together with the Messenger (peace be upon him), side by side.
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ ، قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللهِ صلى الله عليه وسلم: كَافِلُ الْيَتِيمِ لَهُ ، أَوْ لِغَيْرِهِ ، أَنَا وَهُوَ كَهَاتَيْنِ فِي الْجَنَّةِ ، إِذَا اتَّقَى اللهَ. وَأَشَارَ مَالِكٌ بِالسَّبَّابَةِ وَالْوُسْطَى. أخرجه أحمد 2/375(8868) . ومسلم (7578).
The Messenger (peace be upon him) told that whoever takes on the sponsorship of an orphan earns a reward equal to that of a person engaged in jihad who stands on the battlefield;
قال صلي الله عليه و سلم " الساعي علي الأرملة و المسكين كالمجاهد في سبيل الله أو القائم الليل الصائم النهار" – متفق عليه عن أبي هريرة صحيح الجامع 3680-
In many verses God has spoken about the rights of orphans and that they should be helped and shown mercy, and God has promised the person who supports orphans an abundant reward.
A short story about the virtue of orphans, written in a book by Imam Dahabi, relates;
That a man who lived a good life with his children in the land of Persia died and left behind daughters. The orphaned family fell into hardship in the town, and then the wife, unhappy that people should see the hardship afflicting them and that her enemies should gloat over her, left the town and went to another town. She entered that town at a time when it was very cold. She sheltered the girls from the cold in an abandoned mosque, and she herself went to look for something for them to eat. She came upon two groups sitting in a place. At the head of one sat a Muslim man who was the sheikh of the town, and the other group was headed by a Magian man who was the town's treasurer. She went first to the Muslim and said to him: I am a Muslim woman; I have come from that mosque, where I left orphaned girls, so please help us. He said to her: Who knows whether what you are saying is true? She said: I am new to the town and nobody knows me. When she got nothing from him, she left him, deeply saddened, and went to the Magian man and told him the same. He said to her: You and your daughters come and stay with me. There and then he provided well for them and fed the orphans and dressed them in beautiful clothes.
It is said that the following night the man who was the sheikh saw in a dream that he was standing on the Day of Resurrection. He saw the Messenger (peace be upon him) holding the key to a very large and precious mansion. He said to him: O Messenger of God, I am a Muslim man, so give me this mansion. The Messenger (peace be upon him) said to him: When the Muslim woman with the orphans came to you, did you not say to her, what proves that you are a Muslim woman? Then you too bring me proof that you are a Muslim. The man, terrified, went through the town searching for the woman with the orphans. He was told that they were staying with the Magian. When the Magian was brought to him, he said to him: I want you to return the Muslim woman and her children to me. He replied: There is no way I will bring them to you, because I have seen their blessing. He said to him: Take a thousand dinars from me and bring them to me. Out of the question, he replied, because the palace you saw in the dream was created for me. By God, my family and I did not sleep last night until we had embraced Islam before the woman.
And I saw the same dream that you saw, and the Messenger (peace be upon him) said to me: Is the Muslim woman and her children staying with you? I said to him: Yes, O Messenger of God. He said to me: That palace belongs to you and your family, and you and your family are among the people of Paradise.
The man who was the sheikh left that place deeply grieving over the opportunity he had missed.
The orphans of the martyrs await us, so let us compete to sponsor them. Every man, when you watch your children laughing, remember those whom the self-sacrificing ones left behind for us.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
