Xadgudubka iyo xasuuqa ka socda Ogadenya yaa duudsin kara? . Waxaa na soo gaadhay sawirada dadkii ka qaybgalay shirkii uu gumaysiga isugu yeedhay jaaliyada Itobiya ee daggan Mareykanka oo lagu qiyaso inay kor u dhaafayaan milyanka qof iyo jaaliyada S.Ogadenya. Shirkaa oo gumaysiga uu aad u soo abaabulay oo la doonayay in qurbajoogta looga gado mashaariic maalgashi, shacabkeenana loogu sawiro inay raali ka yihiin gumaysiga Itobiya ayaa guuldarro aan u horey ugu dhicin ku dhamaaday.
Waxaa farxad u ah dadka jecel xoriyadda iyo sinaanta shucuubta in shirkaa si caam ah loo qaadacay uu Wayaanaha ku doonayay inuu ku khaldo caalamka uguna muujiyaan inay yihiin xukuumad masuul ah oo shucuubta ku nool waxay ugu yeedhaan Itobiya ay u wada dhantahay.
Sawirada ay soo qaaday kaamiradda halgamaaga waxaa ka dhex muuqda 2ba ama 3ex dabadhilif inkaari ku dhacday oo Somali ah iyo dhowr iyo toban shaqaalahii safaaradda ah iyo inyaroo ah kuwa u ololeeya xukunka Wayaanaha.

Waxaa guul mudan jaaliyadda S.Ogadenya ee boqolaalka isugu soo baxay say ugu muujiyaan caalamka iyo xukuumadda Mareykanka xasuuqa uu Wayaanaha ku hayo shacabka Ogadenya, ee diiday in la duudsiyo dhibaatada lagu hayo shacabkooda.
Waxaa horey loo yidhi sawirka wuxuu la qiimi yahay 1000 erey sidaad darteed, qofka kasta siduu doono ha u macnaysto sharaf dhaca ka raacay gumaysiga Itobiya shirkaa oo kharash xoogan uu galiyay siduu u qabsoomi lahaa.
Who can suppress the abuses and massacres taking place in Ogadenia? . We have received photographs of the people who attended the meeting that the colonizer called for the Ethiopian community living in the United States, estimated to exceed one million people, and the Somali Ogadenia community. That meeting, which the colonizer organized extensively and through which it sought to sell investment projects to the diaspora and to portray our people as content with Ethiopian colonial rule, ended in an unprecedented failure.
It is a joy for those who love freedom and the equality of peoples that the meeting was publicly boycotted. Through it the Woyane wanted to deceive the world and present themselves as a responsible government under which all the peoples living in what they call Ethiopia are equal.
The photographs taken by the camera of your struggle show among the attendees 2 or 3 accursed Somali collaborators, a dozen or so embassy staff and a small number of people who campaign for the Woyane regime.
Victory belongs to the Somali Ogadenia community, hundreds of whom came out to show the world and the United States government the massacre the Woyane are committing against the people of Ogadenia, and who refused to let the suffering inflicted on their people be suppressed.
It has long been said that a picture is worth 1000 words; therefore, let everyone interpret as they wish the disgrace that befell the Ethiopian colonizer at that meeting, on which it spent heavily so that it would take place.
ONA.

AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

