Opens in a new tab

Halkan ka Daawo Diyaar Garowga Shirka Riyaale Xaamud iyo Jaaliyada London Maqal iyo Muuqaal

ONA13 November 2015
Read in English

Magaalada london waxaa kasocda Diyaar garowgii Shirka Riyaale Xaamud iyo Jaaliyada Somalida Ogaden ee London, shirkan oo loogu magac daray Geeska Africa iyo Midnimada Soomaliyeed. Sida ka muuqda Filimka iyo Sawirada Hoose waxaa aad arkaysaa Madashii Shirku ka dhacayay oo ladiyaariyay, Iyada oo Boqolaal Qof shirkan kasoo qeybgali doonaan, Saacadaha inagu soo fooda leh. Shirkan ayaa lagu qabanaya Madasha shirarka ee Jaaliyada Ogaden ee London. Waxaad kalasocotaan Warbixinada Shirkan ONA.

Sidoo kale Xildhibaan Riyaale waxaad ka daawan doontaan TV-ga.

Shirka ayaa bilaaban doona 2 Duhurnimo Saacada London. Sabtida 14 Nov 2015. Goobta 16 Merrick road, UB2 4AU


IMGA0008

IMGA0013 IMGA0014 IMGA0015
IMGA0017

IMGA0020 IMGA0021 IMGA0022
IMGA0012

La wadaag