
Waxaa tababar loo xidhay ciidan ka tirsan qaybta Hanqadh ee CWXO 24/8/2011 kasoo lagu carbinayay qayba kala duwan oo ka mid ah naftood-hurayaasha CWXO halkaasoo ay ku qaateen tababaro gaar ah.
Ciidamadan oo mudo ku xaraysnaa saldhiga tababrka ee qaybta ayaa ugu danbayntii waxaa u soo xidhay tababrkooda sarkaal sare oo ka tirsan taliska Ciidan Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya.
Ciidanka loo xidhay tababrka ayaa la gudoonsiiyay abaalmarino kala duwan kuwaas oo muujinaya dadaalka ay sameeyeen ciidanka iyo macalimiintii hawshan gacanta ku haysay
Masuulkii u xidhay tababarka oo halkaas ka jeediyay hadal gaaban ayaa bogaadin ka dib u sheegay ciidanka waajibaadka laga sugayo iyo sida loogu baahan yahay inay uga soo baxaan tababarada ay halkaa ku qaateen. Xubna ka tirsan ciidankii tababarka qaatay oo halka ka hadlay ayaa balan ku qaadey inay xaqiijin doonaan waajibaadkooda, islamarkaana ay ku shaqayn doonaan aqoonta la siiyay waxayna hoosta ka xariiqeen inay aad ugu faraxsan yihiin xirfadaha kala duwan ee ay qaateen iyo sida ay wax u bareen macalimiintii gacanta ku haysay. Qaybta xilligan ka qalin jabisay tababarka ayaa loogu magacdar – mutafe goriile –
Dhanka kale wararka nagasoo gaadhaya xarunta dhexe ee jabhada ayaa sheegaya in dagaaladii bisha Ramaan ay wali u socdaan sidii loogu talagalay, dagaaladaas oo isugu jira weerar dhabagal ah iyo mira habeenimo ayaa loogu gaystay cadawga khasaarooyin kala duwan oo naf iyo hanta kaleba leh, iyadoo CWXO ay dagaaladaas kaga furteen hub iyo saanad kala duwan.
Dagaaladaas ayaa waxay u kala dhaceen sidan;
1/8/2001 dagaal ka dhacay faraqa miinada oo ka tirsan deegaanka Gunagado waxaa cadawga lagaga dilay 3 askari waxaana lagaga dhawaacay 3 kale
8/8/2011 dagaal ka dhacay meesha lagu magacaabo Gaalo kulan oo ka tirasna degmada Xamaro waxaa cadawga laga dilay 2 askari waxaana lagaga dhaawacay 3 kale
18/8/2011 waxaa ciidamada cadawga lagaga gubay meesha lagu magacaabo Dhiya oo ka tirsan degmada Dhagaxbuur hal baabuur oo nooca ciidamada ah waxaana kaga dhintay ciidanka cadawga in ka badan 30 askari
18/8/2011 dagaal ka dhacay meesha loo yaqaan Cawl oo ka tirsan deegaanka Xaraaray ee gobolka Nogbeed waxaa cadawga lagag dilay 2 askari waxaana lagag dhaawacay 3 askari.
20/8/2011 dagaal dhabagal ah oy sameeyeen CWXO deegaanka Boodhcaano oo ka tirsan degmada Goday waxaa lagaga gubay ciidamada cadawga hal baabuur iyo wixii saaraa.
Wararka aan ka helayno wariyan x/dhexe waxa ay intaa ku darayaan dagaalo isugu jira mir iyo dhabagal oo ay CWXO ku fulyeen ciidamada cadawga kuwaas oo ay wali dhiman tahay faahfaahinta laga helayaa waxaana ka mid ah goobahaas
Garbo garas, Guruma, Tukaalay, Balanbal, Malablay, Baarbaarta, iyo Baarbariis.
Sida caadada ciidamada cadawga ahayd marka ay dhibaatooyin ka soo gaadhaan goobaha dagaalada waxa uu dib ugu gadoodaa shacabka aan waxbagalabsan isaga oo u gaystay dil dhac iyo xabsi. Faafaahinta waxyeelooyinkaa ayaan gadaal ka soo qori doonaa.
ONA.
On 24/8/2011, training was concluded for forces belonging to the Hanqadh division of the CWXO, where various units of the CWXO's self-sacrificing fighters had been drilled and received special training.
These forces, who had been stationed for some time at the division's training base, finally had their training closed by a senior officer of the command of the Ogadenia National Liberation Army.
The forces who completed the training were presented with various awards recognising the effort made by the troops and by the instructors who were in charge of this task.
The official who closed the training, delivering a short speech there, after congratulating them, told the troops of the duties expected of them and how they are required to put into practice the training they received there. Members of the trained forces who spoke there pledged that they would fulfil their duties and would work with the knowledge they had been given, and they underlined that they were very happy with the various skills they had acquired and with the way the instructors in charge had taught them. The unit that graduated from the training at this time has been named - Mutafe Goriile –
Meanwhile, reports reaching us from the central headquarters of the front say that the Ramadan battles are still proceeding as planned. These battles, which included both ambushes and night raids, inflicted various losses on the enemy in both lives and property, and the CWXO seized various weapons and military supplies in these battles.
The battles took place as follows;
1/8/2001 In a battle that took place at Faraqa Miinada, in the Gunagado area, 3 enemy soldiers were killed and 3 others were wounded
8/8/2011 In a battle that took place at the place called Gaalo Kulan, in Xamaro district, 2 enemy soldiers were killed and 3 others were wounded
18/8/2011 At the place called Dhiya, in Dhagaxbuur district, one military vehicle of the enemy forces was burned, and more than 30 enemy soldiers died in it
18/8/2011 In a battle that took place at the place known as Cawl, in the Xaraaray area of Nogbeed region, 2 enemy soldiers were killed and 3 soldiers were wounded.
20/8/2011 In an ambush carried out by the CWXO in the Boodhcaano area, in Goday district, one vehicle of the enemy forces and everything on it was burned.
Reports we are receiving from correspondents at the central headquarters add that there were battles, including both raids and ambushes, which the CWXO carried out against the enemy forces, for which details are still pending. Among these locations are
Garbo Garas, Guruma, Tukaalay, Balanbal, Malablay, Baarbaarta, and Baarbariis.
As has been the custom of the enemy forces, whenever they suffer setbacks on the battlefields, they turn their rage on innocent civilians, subjecting them to killing, looting and imprisonment. We will report the details of these abuses later.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
