Waxaa halkoodii ka sii socda dagaaladii ay cwxo kaga soo horjeedeen gumaysiga doolka ku yimid dalka ogaadeenya. Waxaa Ogadenya soo maray gumaysiyo noocyo kala duwan u soo adoonsaday shacabka hasa ahaatee waligood kala horjeeday gumaysiga dagaalo gobanimodoon oy ku diidan yihiin heeryada gumaysiga.
JWXO oo hada hogaaminaysa halganka shacbiga Ogaadenya ayaa ku ballan qaaday inaan gumaysiga Itoobiya ku gam’in ciida Ogaadeenya, dunida ku dhex marin damaashaad iyo soo dhaweyn. Balantaas fulinteeda waxa dusha u ritay CWXO iyo jaaliyadaha shacabka Ogadenya ee qoraxda aanay ka dhicin.
Hawlagadii ugu danbeeyayna waxay u kala dhaceen sidan
29/09/2011 waxaa lagu gubay deegaanka Galaalshe gaadhi nooca dagaalka ah oo ay leeyihiin ciidamada cadawga kaas oo isaga iyo wixii saraaba la baabi,iyay
2/10/2011 hawlgal maalinimo oo laga fuliyay Dhaban oo ka tirsan degmada Garbo waxaa cadawga lagaga dhaawacay 2 askaro
3/10/ 2011 dagaal ka dhacay meesha lagu magacaabo Qay oo ka tirsan degaanka Garbo waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 2 askari 1 kala waa lagaga dhaawacay isla taariikhdan dagaal kale oo ka dhacay Bakhti waye oo Garbo ka tirsan waxaa cadawga lagaga dilay hal askari
10/10/2011 dagaal ka dhacay ceelka caanka ah ee Bulaale waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 8 askari waxaana lagaga dhaawcay 14 kale. Isla taariikhdan waxaa gudaha magaalada Garbo lagu dilay gudoomiye ku xigeenkii maamulka tigreega ee degamada Garbo
14/10/2011 waxaa deegaanka Galaalshe ay CWXO ku gubeen baabuur uu leeyahay cadawga oo ah nooca daabula ciidamada. Isla maalintaa ayaa waxaa lagu gubay baabuur uu lahaa cadawgu meesha lagu magacaabo Malka-madaw oo ka tirsan deegaan ka Galaaalshe oo loo adeegsaday miino. Baaburkan oo ahaa nooca qaada ciidamada ayaan waxba ka bixin isaga iyo wixii saraa
15/10/2011 waxaa dagaal ka dhacay tuulada Huuraale oo ka tirsan degmada dhagaxbuur lagaga dilay ciidamada cadawga 5 askari. Isla taariikhdan waxaa lagu baab’iyey hal baabuur oo ay ciidamada cadawgu leeyihiin iyo wixii saraa tuulada Qoloji
17/10/2011 dagaal gaadmo ah oo lagu fuliyay ciidamada cadawga oo hawlgal ku joogay Garigo’an waxaa lagaga dilay 3 sakari waxaana lagaga dhawaacay 2 kale
Wararku waxay intaa ku darayaan in ay jiraan dad maxaabiis ah oo lagala baxay jeelka way nee lagu ciqaabo shacbiga ogaadeenya ee loo yaqaan jeel Ogaadeen. Tirade maxaabiistan waxaa lagu sheegay ilaa iyo 20 ruux oo laga soo magacdhabay Guuleed Casoowe oo ahaa gacanyarahii koowaad ee ina ilay dadkan ayaa sida la sheegayo loo wareejiyay jeel ku yaal gobolka shawa
Dhanka kale waxaa jira dhac iyo boob loo gaysatay dad ganacsat yaryar ahaa oo waxoogaa ay nafta ku madadaalin jireen lagaga wareegay waxaana ka mid ah dadkaas Axmed yaasiin maxamed oo laga dhacay 35,000 oo bor iyo bagaash gaarayo 100,000 bir
ONA.
The battles that the ONLA (Ogaden National Liberation Army) has been waging against the colonisers who invaded the country of Ogadenia by force continue. Ogadenia has gone through different kinds of colonisers who enslaved its people, yet the people have always resisted colonialism with wars of liberation, rejecting the yoke of colonialism.
The ONLF, which now leads the struggle of the people of Ogadenia, has pledged that Ethiopian colonialism will not settle on the soil of Ogadenia, nor pass through the world with celebration and welcome. The responsibility for fulfilling that pledge has fallen on the shoulders of the ONLA and the diaspora communities of the people of Ogadenia, on whom the sun never sets.
The most recent operations took place as follows
29/09/2011: In the Galaalshe area, a military vehicle belonging to the enemy forces was burned; it and everything on board were destroyed
2/10/2011: In a daytime operation carried out at Dhaban, part of Garbo district, 2 enemy soldiers were wounded
3/10/2011: In a battle at a place called Qay, part of the Garbo area, 2 enemy soldiers were killed and 1 was wounded. On the same date, in another battle at Bakhti waye, part of Garbo, one enemy soldier was killed
10/10/2011: In a battle at the famous well of Bulaale, 8 enemy soldiers were killed and 14 others were wounded. On the same date, inside the town of Garbo, the deputy chairman of the Tigrayan administration of Garbo district was killed
14/10/2011: In the Galaalshe area, the ONLA burned a vehicle belonging to the enemy, of the type that transports troops. On the same day, a vehicle belonging to the enemy was destroyed with a mine at a place called Malka-madaw, part of the Galaaalshe area. Nothing survived of this vehicle, which was a troop carrier, or of anything on board
15/10/2011: In a battle in the village of Huuraale, part of Dhagaxbuur district, 5 enemy soldiers were killed. On the same date, one vehicle belonging to the enemy forces and everything on board were destroyed in the village of Qoloji
17/10/2011: In an ambush carried out on enemy forces on an operation at Garigo'an, 3 soldiers were killed and 2 others were wounded
The reports add that there are prisoners who were removed from the notorious prison where the people of Ogadenia are punished, known as Jeel Ogaadeen. The number of these prisoners was reported to be up to 20 people, among them, by name, Guuleed Casoowe, who was the chief right-hand man of Ina Ilay. These people have reportedly been transferred to a prison in the Shawa region
Meanwhile, there has been robbery and looting committed against small traders, whose few goods, with which they used to sustain themselves, were seized. Among these people is Axmed Yaasiin Maxamed, who was robbed of 35,000 birr and goods worth up to 100,000 birr
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
