Wararka aan ka helayno X/dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in dagaalo dhawaanahan ka dhacay deegaamo ka tirsan dalka Ogaadeenya khasaare naf iyo maalba leh loogu gaystaya ciidamada cadawga. Dagaaladan oo u badnaa weeraro qorshaysan oy fuliyeen CWXO ayaa muujinaya awooda ay u leeyihiin naftood-hurayaasha JWXO inay cadawga ku muquuniyaan goobaha dagaalada
Dagaalada aan helnay warbixinadooda ayaa waxay ka kala dheceen;
16/10/2011 dagaalo mir ah ka kala dhacay Horahawd oo ka tirsan Jigjiga iyo degmada Dhuxun waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 3 askari waxaana lagaga dhaawacay 3 kale.
18/10/2011 dagaalo weerarar ah ka kala dhacay Hora-hawd oo katirsan Jigjiga iyo Cadalay oo ka tirsan Dhagaxbuur waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 15 askariwaxaana lagaga dhaawacay 17 kale
19/10/2011 dagaal ka dhacay deegaanka Sasabane oo ka tirsan degamada Dhagaxbuur waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 4 askari waxaana lagaga dhaawacay 5 kale
20/10/2011 weeraro ka kala dhacay deegaanada kala ah Fariiqyada, Sasabe, Jiiro-adhi oo kawada tirsan degmada Dhagaxbuur iyo Garaasalay oo ka tirsan degmada Jigjiga waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 19 askari waxaana lagaga dhaawacay 23 askari. Waxaa dagaaladaas lagag furtay cadawga saanad fara badan iyo raashin, ka dib markii ay ka carareen ciidamada cadawgu fadhiisimadoodii.
22 10/2011 dagaal ka dhacay deegaanka Ceelo obo oo ka tirsan degmada Baabili waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay hal askari waxaana lagaga dhaawacay 2 kale
23/10/2011 dagaal ka dhacay deegaanka Ceel xaar oo ka tirsan degmada Baabili waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay hal askari waxaana lagaga dhaawacy mid kale
25/10/2011 waxay CWXO ku toogteen gudaha tuulada Dhuure maalin cad askari ka adeeganayay magaalada gudaheeda taas oo muujinaysa kalsoonida naftood-hurayaasha.
Dhanka kale waxaa jira dhibaatooyin ay ciidamada cadawgu gaadhsiiyeen shacbiga Ogaadeenya todobaadyadii tagay taasoo dhacda markay khasaare xoogan kala kulmaan goobaha dagaalka. Dhibaatooyinka shacabka ayaad kala socon doontaan warbaahinada ururka ee maqalka iyo muqaalka ah iyadoo loo gudbin doono haya’daha caalamiga ah ee qaabilsan arimahaa.
ONA.
Reports we are receiving from the central office of the ONLF say that in recent battles in areas of the country of Ogadenia, losses of both life and property were inflicted on the enemy forces. These battles, which mostly consisted of planned attacks carried out by the ONLA (Ogaden National Liberation Army), demonstrate the ability of the ONLF's self-sacrificing fighters to overpower the enemy on the battlefields.
The battles for which we received reports took place as follows:
16/10/2011: In separate clashes at Horahawd, which is part of Jigjiga, and in the district of Dhuxun, 3 enemy soldiers were killed and 3 others were wounded.
18/10/2011: In separate attacks at Hora-hawd, which is part of Jigjiga, and at Cadalay, which is part of Dhagaxbuur, 15 enemy soldiers were killed and 17 others were wounded.
19/10/2011: In a battle in the Sasabane area, which is part of Dhagaxbuur district, 4 enemy soldiers were killed and 5 others were wounded.
20/10/2011: In separate attacks in the areas of Fariiqyada, Sasabe and Jiiro-adhi, all part of Dhagaxbuur district, and Garaasalay, which is part of Jigjiga district, 19 enemy soldiers were killed and 23 soldiers were wounded. In those battles a large quantity of weapons and rations was seized from the enemy, after the enemy forces fled their bases.
22/10/2011: In a battle in the Ceelo obo area, which is part of Baabili district, one enemy soldier was killed and 2 others were wounded.
23/10/2011: In a battle in the Ceel xaar area, which is part of Baabili district, one enemy soldier was killed and another was wounded.
25/10/2011: The ONLA shot dead, in broad daylight inside the village of Dhuure, a soldier who was serving inside the town, which demonstrates the confidence of the self-sacrificing fighters.
On the other hand, there have been abuses that the enemy forces have inflicted on the people of Ogadenia in recent weeks, which happen whenever they suffer heavy losses on the battlefield. You will be able to follow the abuses against the civilians through the organisation's audio and visual media, and they will be submitted to the international bodies responsible for such matters.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
