Saraakiil sirdoonka cadawga ka tirsan oo ah kuwa sida gaarka ah looga soo xulo Wayaanaha ayay meela kala duwan naftood-hurayaasha CWXO ku fuliyeen dil qorshaysan. Saraakiishan la khaarijiyay ayaa qaarkood in mudda ah la daba socday iyagoo dhibaatooyin badan u gaystay dadka shacabka ah. Hawlgaladaa iyo qaar kaloo naga soo gaadhay Xarunta dhexe ayaa sidan u kala dhacay;
– 27-12-2011 Gudda oo ka tirsan Dhagaxle oo ah G.Jigjiga hawlgal gaar ahaa oo CWXO ay fuliyeen waxaa lagu dilay sarkaal Woyane ah oo ka tirsaa ciimada sahanka cadawga.
– 29-12-2011 Jiriiqati oo ka tirsan Banbaas waxaa hwalgal gaar ah lagu fuliyay sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka cadawga oo muddo dheer lagu daba joogay.
– 26-12-2011 Heedaan oo ka tirsan Gorey hawlgal gaar ahaa oo lagu fuliyay Sirdoonka cadawga ayaa lagu dilay sargaal ka tirsanaa Sahanka cadawga
– 21-12-2011 waxaa dagaal mir ah oo lagu qaday saldhiga dadawga ee Galaalshe waxaana loogu gaystay halkaa khasaare culus oo aan faahfaahin buuxda laga haynin
– 01-2012 Weerar qorsheysan oo lagu fuliyay Saldhiga Galaalshe ee cadawga ayaa lagu dilay 4 askari tiro kalana lagu dhawacay islamrkaana loo gaysatay burbur qalab iyo hanti kala duwan oo cadawgu lahaa.
– 4-01-2012 dagal gaadmo ah oo lagu fuliyay cadawga Horohawd waxaa lagaga dilay 1 askari 2 kalana waa laga dhaawacay.
– 5-01-2012 dagal labaad oo gaadmo oo lagu fuliyay ciidanka cadawga oo ku sugnaa Horohawd aya loogu gayste khasare dhimasho iyo dhawac leh oo aan wali la soo tiro koobin.
3-01-2012 Gaadhi shacab ah oo oo marayay Dundumocad ayay Woyaanuhu raraas oodda kaga qadeen. Waxay dhaawacyo halis ah ka soo gaadheen sadex ruux oo ka mid ahaa safarka, ka dibna waxay boob iyo jidh dil u gaysteen rakaabki saarnaa gaadhiga.
ONA.
ONLF fedayeen carried out planned killings in various locations of enemy intelligence officers who are specially selected from among the Woyane. Some of these assassinated officers had been tracked for some time, as they had inflicted many hardships on the civilian population. These operations, and others that have reached us at the central headquarters, took place as follows;
- 27-12-2011 In Gudda, which is part of Dhagaxle in Jigjiga District, a special operation carried out by the ONLF killed a Woyane officer who belonged to the enemy's reconnaissance forces.
- 29-12-2011 In Jiriiqati, which is part of Banbaas, a special operation was carried out against an officer of the enemy intelligence who had been tracked for a long time.
- 26-12-2011 In Heedaan, which is part of Gorey, a special operation carried out against the enemy intelligence killed an officer who belonged to the enemy reconnaissance
- 21-12-2011 A mortar attack was launched on the enemy base at Galaalshe, inflicting heavy losses there, of which full details are not available
- 01-2012 A planned attack carried out on the enemy's Galaalshe base killed 4 soldiers and wounded a number of others, and caused the destruction of various equipment and property belonging to the enemy.
- 4-01-2012 An ambush carried out against the enemy at Horohawd killed 1 soldier and wounded 2 others.
- 5-01-2012 A second ambush carried out against the enemy forces stationed at Horohawd inflicted losses in dead and wounded that have not yet been counted.
3-01-2012 The Woyane opened fire with bullets on a civilian vehicle that was passing through Dundumocad. Three people who were among the travellers sustained serious injuries, and afterwards they looted and physically beat the passengers who were on the vehicle. ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

