
Haya’adda u doodda Qaxootiga Ogadenya ee ku sugan dalka Kenya (Ogaden Refugee Community Kenya ) ayaa bishan 13keedii ka codsaday haya’dda QM ee UNHCR in dal 3xaad oo badbaada dhaama Kenya loo raadiyo qaxootiga Ogadenya. Arintan ayaa ka dambaysay ka dib markii dilal qorshaysan loogu gaystay xeryaha qaxootiga ee Ifo iyo magaalooyinka Garissa iyo Nairobi dad shacab ah oo ka mid ah qaxootiga Ogadenya, taasoo la xaqiijiyay inay Itobiya ka dambayso oo dagaalka ka dhexeeya ciidamadeeda iyo jabhadda ONLF doonaysa inay u soo rarto dawladaha dariska ah sida Kenya.
Nin madaxda ORC-Kenya ka mid ah ayaa sheegay in saraakiisha UNHCR Kenya ay la kulmeen ay ka mid ahaayeen saraakiisha qaybaha kala ah – Protection Unit, Community services Unit, Eligibility Unit -, iyadoo warbixnta ay haya’adda – Ogaden Refugee Community Kenya – u gudbisay lagu xusay dilalkii qorshaysnaa ee ka dhacay Kenya oo lagu kala dilay Allaha u naxariistee Kamas Dhabar oo xerada Ifo lagu dilay 5tii Feberaayo, Sh. Maxamad Dubad oo lagu dilay Gaarrisa 18kii Febraayo, Cabdi Cadulaahi oo lagu dilay Nairobi 20kii Juun, Abdirisaq M. Tiibaa oo lagu dilay xerada Ifo 19kii Ogosto.
Waxay kaloo xuseen guddiga ka socday ORC in 5tii bishan Sebtember lagu afduubay Nairobi Cabdi kaafi Ismaaciil, kolkaasoo ay shabakadaha Itobiya ee lagu qoro afka Somaliga ee xaajo, cakaarranews, Somalistate iyo wabishabeele ay isla waqtigkiiba shaaciyeen in la dilay Cabdi Kaafi inakstoo uu ka badbaaday oo aan lagu guulaysan shirqoolkaa, baadhitaankii arintaa ku saabsanaana uu weli socdo.
Waxay hayadda ORC in dadkaa la dilay ay dhamaantood ahaayeen xubno firfircoon oo waqt ka mid ah un ka soo horjeeday xukuumadda KT Meles Zinawi. Waxay ha’adu u cadeeyeen UNHCR inuu dilalkan qorshaysan sii socon doono maadaama uu dagaalka ka socda gudaha Ogadenya uu sii xoogaystay.
Sidaa darteed waxay haya’dda Qaxootiga Ogadenya –ORC- codsadeen in xal loo helo lagu badaabdiyo qaxootiga Ogadenya oo nabadgalyadooda ay khatar ku tahay Kenya taasoo ah in dal 3xaad la geeyo.
Waxay isla garteen labada haya’dood in shir dambe la’isugu soo noqdo oo arimahan lagu gorfeeyo.
Waxaa xusid mudan in dilalka loo gaystay dadkaa shacabka ah ee ka soo horejeeday gumaysiga Itobiya ay iska kaashadeen sida ku cad warar sugan qaar wadaadnimo sheeganaya oo ka mid ah ragga u ololaynaya in Itobiya la’isu dhiibo, xubno lagu soo diray Jigjiga oo ka mid ah Ajo-gudhay, safaaradda Itobiya qaybta sirdoonka oo xidhiidhinaya kooxahaa.
Sida ay sheegeen haya’adda Qaxootiga Ogadenya ee Kenya –ORC- shabakadahaa u adeega gumaysiga Itobiya ee kala ah xaajo, cakaaranews, Somalistate iyo wabishabeele, ayaa isla markii la afduubay Cabdi Kaafi waxaa ka mid ahaa waxyaabaha ay qoreen;
XOL:Wardagdag ah oo naga soo gaadhay dalka Kenya ayaa sheegaya in masuuul sare oo ka tirsan Kooxda Asmara laguna magacaabi jirey Cabdi Kaafi lagu diley dalka Kenya.
Cabdi Kaafi oo ahaa xubin ka tirsan golaha dhexe ee kooxda Asmara kana mid ahaa ragga ugu muhiimsan kooxdan ayaa dilkiisu noqonayaa mid dhacaya bilo kadib uun markii isla magaalada Nairobi lagu diley Cabdi Cabdullaahi oo maydkiisa laga helay meel kamid ah magaalada Nairobi. Ma ahan markii ugu horeysey ee saraakiil sarsare oo ka tirsan kooxda Asmara lau diley dalka Kenya balse waxay noqoneysaa sanadkii ugu dilalka badnaa ee masuuliyiin sarsare oo ka tirsan kooxda Asmara lagu laayo dalka Kenya.
Xaajo.com
Waxay arintan muujinaysa inay shabakadahaa la socdeen arinta oo midkood walba uu doonayay inaan warka xiisaha u leh looga hormarin. Waxay arimahan ka mid yihiin taariikhda halganka shacabka Ogadenya, mana hakin karaan geedi socodka gobanimada munaafiqiintaa isbiirsaday.
ONA.
The organisation that advocates for Ogadenia refugees in Kenya (Ogaden Refugee Community Kenya) on the 13th of this month asked the UN agency UNHCR to find a third country, safer than Kenya, for Ogadenia refugees. This came after planned killings were carried out in the Ifo refugee camp and in the cities of Garissa and Nairobi against civilians who are among the Ogadenia refugees, which it has been confirmed are carried out by Ethiopia, which wants to carry the war between its forces and the ONLF front into neighbouring countries such as Kenya.
One of the leaders of ORC-Kenya said that the UNHCR Kenya officials they met included officials from the following sections - Protection Unit, Community services Unit, Eligibility Unit -, and the report that the organisation - Ogaden Refugee Community Kenya – submitted mentioned the planned killings that took place in Kenya, in which were killed, may God have mercy on them, Kamas Dhabar, who was killed in Ifo camp on 5 February, Sh. Maxamad Dubad, who was killed in Garissa on 18 February, Cabdi Cadulaahi, who was killed in Nairobi on 20 June, and Abdirisaq M. Tiibaa, who was killed in Ifo camp on 19 August.
The ORC committee also mentioned that on 5 September of this month Cabdi kaafi Ismaaciil was abducted in Nairobi, whereupon the Ethiopian Somali-language websites xaajo, cakaarranews, Somalistate and wabishabeele announced at the very same time that Cabdi Kaafi had been killed, even though he survived and that plot did not succeed, and the investigation into the matter is still ongoing.
The ORC organisation [stated] that the people who were killed were all active members who at one time or another opposed the government of PM Meles Zinawi. The organisation made clear to UNHCR that these planned killings will continue since the war going on inside Ogadenia has intensified.
Therefore the Ogadenia refugee organisation –ORC- requested that a solution be found to save the Ogadenia refugees, whose security is at risk in Kenya, namely that they be taken to a third country.
The two organisations agreed to meet again at a later meeting to examine these matters.
It is worth noting that, according to reliable reports, the killings carried out against these civilians who opposed Ethiopian colonialism were a joint effort between some who claim to be clerics and are among the men campaigning for people to surrender to Ethiopia, members sent from Jigjiga who are part of the Ajo-gudhay, and the intelligence section of the Ethiopian embassy, which coordinates these groups.
As the Ogadenia refugee organisation in Kenya –ORC- stated, those websites serving Ethiopian colonialism, namely xaajo, cakaaranews, Somalistate and wabishabeele, immediately after Cabdi Kaafi was abducted wrote things including the following;
XOL: Breaking news that has reached us from Kenya says that a senior official of the Asmara group named Cabdi Kaafi has been killed in Kenya.
The killing of Cabdi Kaafi, who was a member of the central council of the Asmara group and one of the most important men in this group, comes only months after Cabdi Cabdullaahi was killed in the same city of Nairobi, his body having been found somewhere in the city of Nairobi. It is not the first time that senior officials of the Asmara group have been killed in Kenya, but it will be the year with the most killings of senior officials of the Asmara group in Kenya.
Xaajo.com
This shows that those websites were aware of the matter and that each of them wanted not to be beaten to the exciting news. These matters are part of the history of the struggle of the people of Ogadenia, and these hypocrites who have ganged together cannot halt the march towards freedom.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
