waxaa maanta si rasmi ah ufarmey shir ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Ogadenia ee ku dhaqan magaalada San Diego ee cariga maraykanka. waxaa lagu soo dhaweeyay oo shirkaas madax sare oo kasocdo JWXO.
waxaa halkaa khudbad dheer oo aad loola dhacay kajeediyay hogaanka arimaha dibada ee JWXO Mudane Abdirahmaan Sheikh Mahdi, oo uga digay dadweynaha somaliyeed iyo
dhamaan dadka kuhadla afka Somaliyeed inay ogaadeen inay Ethiopia cadow kutahay Somali oo dhan markastana ay shirqool uqoosho dadka Somaliyeed oo ay tahay in laga digtoonaado.
Madaxa arimaha dibada ee JWXO Mudane Abdirahmaan Sheikh Mahdi ayaa soo bandhigay warbixino maqal iyo muuqaal ah oo ay kamid ahaayeen waraysiyo lagasoo qaaday dad ay ciidamada Ethiopia dhibaataayeen oo dadkii halkaa isugu imaaday kawada oohiyay. taasoo kaliftay dadka inay qaar banaanka ula baxaan oohintooda. Mudane Abdirahman ayaa daawashadii murugada lahayd kadib, kahadlay ama kawarbixiyay xaalada siyaasadeed ee uu maanta marayo halganku iyo intii uusoo maray iyo xadgudubka lagu hayo dadka Somalida Ogadenia.
Mudane Abdirahman waxaa safarkiisa kuweheliyay Mudana Ahmed Majeerteen oo ah madaxa jaaliyaadka JWXO ee qaybta galbeedka qaarada america oo isaguna meeshaas wacdaro kajeediyey aadna loola riyaaqay warbixintii iyo wacyi galinta oo soo jeediyay.
shirkaan oo aan loo kala hadhin ayaa madexdii kale iyaguna goob jooga ahaa ee khudbadaha kajeedayey waxaa kamid ah xidhiidhiyahay jaaliyaadka JWXO qaybta bariga mareykanka mudane Ahmed Ali Yusuf, waxaa kaloo halkaa ka hadley fanaanka Caanka ah ee re California Abdi-karin Karwal oo taageero culus kamuujiyay halkaa isagoo sheegay Ethiopia inay cadow utahay Somali oo dhan laakin dad aqoonsan ay yar yihiin loona baahan yahay in lawada ogaado cadownimada ay inoo hayso Ethiopia.
lasoco shirkaan warbixintiisa qaybta labaad
Today a meeting organised by the Ogadenia community living in the city of San Diego in the United States officially opened. Senior leaders from the ONLF were welcomed to the meeting.
A long and very well-received speech was delivered there by the ONLF head of foreign affairs, Mr Abdirahmaan Sheikh Mahdi, who warned the Somali public and
all Somali-speaking people that they should know that Ethiopia is an enemy to all Somalis, that it constantly plots conspiracies against the Somali people, and that it must be guarded against.
The ONLF head of foreign affairs, Mr Abdirahmaan Sheikh Mahdi, presented audio and video reports, among them interviews recorded with people who had suffered at the hands of Ethiopian troops, which moved everyone gathered there to tears. This led some people to go outside with their weeping. After the sorrowful viewing, Mr Abdirahman spoke about, or gave a briefing on, the political situation the struggle is in today and what it has been through, as well as the abuses being committed against the Somali people of Ogadenia.
Mr Abdirahman was accompanied on his trip by Mr Ahmed Majeerteen, head of the ONLF communities in the western part of the American continent, who also delivered remarks there, and his report and awareness-raising message were warmly received.
At this meeting, which was attended by everyone, the other leaders who were present and gave speeches included the ONLF community liaison for the eastern United States, Mr Ahmed Ali Yusuf. Also speaking there was the famous California-based artist Abdi-karin Karwal, who showed strong support there, saying that Ethiopia is an enemy to all Somalis but that few people recognise this, and that everyone needs to understand the hostility Ethiopia holds towards us.
Stay tuned for the second part of the report on this meetingAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

