Waxaa shalay gagida diyaaradaha ee caalamiga ah ee magaaladaSydneykasoo degay Madaxa Hogaanka Arimaha Dibada ee ONLF mudane C/raxmaan Maadeey. Halgame C/raxmaan oo maalmahan socdaal hawleed ku marayay gobolo ka mid ah wadankaAustraliaayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladaSydney.
Gagida diyaaradaha oo ay ku sugayeen xubno ka tirsan jaaliyadda ayaa waxaa kamid ahaa dadkii soo dhawaynayey saxiibkiisa halganka ay mudada dheer kusoo wada jireen ahna Gudoomiye ku xigeenka JWXO mudane Maxamed Ismaaciil Cumar.
C/raxmaan Maadeey iyo Maxamed Ismaaciil oo labadoodu kamid ahaa asaasayaashii jabhada ONLF ayaa si kalgacal leh isugu salaamay goobtii soo dhawaynta.
Soo dhawayntii kadib ayaa Halgame C/raxmaan Maadeey loosoo galbiyay hooy si wanaagsan loo habeeyay oo loo sii diyaariayay. waxay nasiina yar ka dib isaga iyo dadkii soo dhawaynayey ay salaadii maqribka ku soo wada tukadeen masjidka caanka ah ee Gallipoli Mosque.
Gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Dibada ee JWXO C/raxmaan Maadeey ayaa maalmo joogi doona magaalada Sydney isagoo la kulmi doona masuuliyiinta iyo qaybaha bulshada ee Jaaliyadda magaalada Sydney iyo qaar kamid ah shaqsiyaadka miisaanka ku leh wadankanAustraliaee fadhigoodu yahay magaala-madaxda Australia ee Canberra.
ONA.
Yesterday, the Head of Foreign Affairs of the ONLF, Mr C/raxmaan Maadeey, landed at the international airport of the city of Sydney. Freedom fighter C/raxmaan, who has in recent days been on a working tour of several regions of Australia, was warmly welcomed in the city of Sydney.
At the airport, where members of the community were waiting for him, those welcoming him included his comrade in the struggle, with whom he has worked side by side for a long time, the Deputy Chairman of the ONLF, Mr Maxamed Ismaaciil Cumar.
C/raxmaan Maadeey and Maxamed Ismaaciil, both of whom were among the founders of the ONLF front, greeted each other affectionately at the reception.
After the welcome, freedom fighter C/raxmaan Maadeey was escorted to accommodation that had been well arranged and prepared in advance. After a short rest, he and those who had welcomed him prayed the Maghrib prayer together at the well-known Gallipoli Mosque.
The Chairman of the ONLF Foreign Affairs Department, C/raxmaan Maadeey, will stay in the city of Sydney for several days, during which he will meet officials and sections of the community in Sydney, as well as some influential figures in Australia who are based in the Australian capital, Canberra.
ONA.
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
