Hogaanka JWXO qoraal kooban uu baahiyay oo la xidhiidha boobka iyo xaqiraada Shacabka Soomaliyeed ee qodida Shidaalka Ogadeniya iyo in la dhacayo hantidoodii maguurtada ah ee kamidka ah deeqaha rabaaniga ah ayaa u dhignaa :Ma joogno waqtigii hadalka :,mudooyin badan Itobiya ayaa sheeganaysay qoditaanka ceelasha shidaalka Ogadeniya tasooy kala kulantay xiliyaalo badan is hortaag ay sameeyeen Ciidamada JWXO .
Sidoo kale Gudoomiyaha JWXO DrAbdirahman Mahdioo waraysi bixiyay horaanta ayaa sheegay inuu yahay khad cas qoditaanka Shidaalka Ogadeniya iyo khayraadka kale ee macadanta ahba ayna ka dhalankaraan khataro waa_wayn hadaan laga fiirsanin oo waliba ay ilaashanayaan Shacabka Soomaliyeed.
Qoditaanka Shidaalka ayaa khatar wayn oo cafimaad ku ah Bulshada dagan agagarka laga wado shidaal qodida sharci darada ah ee baal marsan qanuunka badqabka bulshada, ayadooy jirto sunaynta joogtada ah ee ka dhalata goobaha shidaal qodida ay ka wadaan shirkadaha Shiinaha ee heshiiska la ah Itobiya kuwaas oo haba yaraatee aan ogolaansho ka haysanin Shacabka iskuna hawlin ka shaqaynta badqabka dadka rayidka ah ee dagan aagaga shidaal qodaalka ay ka wadaan taas badalkeedana ay sameeyaan diikhow ku tala gal ah sida lagu cadeeyay xogta cilmibaadhista lagu dabacay Gardian iyo xogta laga duubay goob jogayaal dagan aagaga shidaalka laga qodo .
Tan iyo intii ay gumaystahii Cadaa uu ku wareejiyay Ogadeniya Gumaysiga Itobiya waxaa ay si joogta ah u sameeyaan dhul balaadhsi dhanka xuduudaha ah iyo boobka khayraadka dabiiciga ah iyo xoolaha nool sida ku xusun xogaha laga qoray qabsashadii ku wareejintii aan ogalaansha ahayn ee lagu xaqiray shucuubta Soomaliyeed.
Mustafe Cilmi
Ogaden News Agency ONA

The ONLF leadership issued a brief statement concerning the plunder and humiliation of the Somali people in the drilling of Ogadenia's oil and the looting of their immovable wealth, which is among the divine gifts, which read: "We are past the time for talk." For a long time Ethiopia has been claiming to drill the oil wells of Ogadenia, which on many occasions met with resistance mounted by ONLF forces.
Likewise, the Chairman of the ONLF, Dr Abdirahman Mahdi, who gave an interview earlier, said that the drilling of Ogadenia's oil and other mineral resources is a red line and that great dangers could arise from it if it is not carefully considered, especially since the Somali people are guarding them.
The oil drilling poses a great health danger to the community living around the area where the illegal oil drilling is being carried out in violation of the law on public safety, with continuous poisoning resulting from the oil drilling sites operated by Chinese companies under agreement with Ethiopia, which have no consent whatsoever from the people and do not concern themselves with working for the safety of the civilians living in the areas where they are drilling for oil; instead, they commit deliberate neglect, as confirmed by research findings published in the Guardian and by testimony recorded from eyewitnesses living in the areas where oil is drilled.
Ever since the white colonialist handed Ogadenia over to Ethiopian colonialism, they have continuously carried out territorial expansion along the borders and the plunder of natural resources and livestock, as recorded in the documents written about the occupation and the transfer without consent through which the Somali peoples were humiliated.
Mustafe Cilmi
Ogaden News Agency ONA

AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

