Opens in a new tab

Idaacada VOA oo Wareysatay Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee South Afrika oo ka Xogwaramaya Dacwada lagu Oogay Ethiopia.

ONA15 February 2012
Read in English

Hakan Hoose ka dhageyso VOA oo ka warbixinaysa wareysanaysana Maxamed Badal Cabdullaahi Xoghayaha Jaaliyada Somalida Ogadeniya oo dacwad ku oogtay dowlada Ethiopia.

Waxa Dacwadan lagu shaaciyay oo warbixino ka bixiyay warbaahinta Caalamka oo idil Sida Aljazeera iyo warbaahinkale oo calami ah dhowaan ayaad heli dontaan xog badan oo ku aadan
[audio:https://ogadennet.com/wp-content/uploads/2012/02/wareysi-southafrica.mp3|titles=wareysi-southafrica]

La wadaag