Ciidanka Wadddaniga Xoraynta Ogaadeenya ayaa qaaday weeraro u badan dagaal habeenimo bishan aan ku jiro ee Dec. Dagaaladan oo ujeedooyin kala duwan lahaa oo islamarkaana lagu galinayo khalkhal nafsi ah ayaa laga soo wariyay ilo-wareedyo ku dhex jira in si fiican looga gaadhay hadafkii laga lahaa, iyadoo dhanka kalena loogu gaystay khasaare nafeed.
Ciidanka Wadddaniga Xoraynta Ogaadeenya oo yeeshay hadda xirfad dagaal oo aad u sareysa ayaa siyaaba kala duwan u weeraya ka dib markii ay ciidamada Wayaanuhu iyo maleesiyaadka la socda ay gaadheen meeshii ugu hoosayay mooraal xumada iyadoo khasaare xoogan ay kala kulmaan dagaalada ay la galaan ciidamada jabhada.
Warbixinta aan ka helnay Xarunta dhexe ayaa waxay dagaaladaasi u dhaceen sidan;
2/12/2011 dagaal ak dhacay Galaalshe waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 2 askari waxaana lagaga dhaawacay 3 kale
4/12/2011 dagaala ka dhacay Xabaasha Shariif oo ku dhaw tuulada Wijiwaaji ciidanka cadawga lagaga dilay 1 sakari mid kalena waa lagag dhaawacay
6/12/2011 dagaalka ka dhacay Qolqoldheer oo ka tirsan degmada SHaygoosh waxaa ciidanka cadasga lagaga dilay 2 askari waxaana lagagag dhawaacay 3 kale
8/12/2011 dagaal mir ah oo ka dhacay Dacawo-dhacday oo u dhaw tuulada Galadiid ee degamada qabri dahar waxaa ciidanka cadaewga lagaga dilay 2 askari tiro kalana waa lagaga dhaawacay.
10-11/12//2011 dagaalo ka dhacay Saruur oo ka tirsan degmada Baabili waxaa ciidamada cadawga lagaga dilay 3 askari 6 kalena waa lagaga dhaawacay
11/12/2011 dagaal ka dhacay Huraale iyo Gunburka cali carbeed oo kawada tirsan degmada Dhagaxbuur waxa ciidanka wayaanaha lagaga dilay 2 askari waxaana lagaga dhaawacay 3 kale .
13/12/2011 dagaal ka dhacay Hareerikaladhacay oo ka tirsan degmada Wardheer waxaa ciidamada cadawga lagaga dhaawacay 3 askari
15/12/2011 dagaal ka dhacay Gosolalay oo ka tirsan degmada Dhagaxbuur waxaa cidamada cadawga lagaga dhaawacay 4 askari
14/12/2011 dagaal ka dhacay Burmadaha waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 3 askari 5 kalena waa lagaga dhawaacay
16/ 12/2011 dagaalka Ritti-cade oo ka tirsan Haarcad waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 3 askari waxaana lagaga dhaawacay 4 kale
9/12/2011 dagaal ka dhacay Taanoole oo ka tirsan degmada Danood waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay hal askari midkalana waa lagaga dhawaacay.
Waxaaa kale oo jira dagaalo mir ah oo ka dhacay deegaanada kala ah Horahawd, Fariiqyada, Galaalshe, Jabhadi fuushay, Wijiwaaji, Raadqooye, Quman, Xuub caaro, Faasatobooye, Yooco, Shaygoosh, Budhle, Karika solo, Qudhac raamoole iyo Ritti cade. Dagaaladan oo ahaa dhamaan weera habeenimo ayaa cadawga loogu gaystay khasaare kala duwan iaydoo ay adag tahay in faahfaahin rasmiya laga helo maadaama uu qarsanayo waxyeelada soo gaadhay
18/12/ 2011 waxaa isku dhacay ciidamada cadawga ee deggan magaalada Shaygoosh ka dib markii uu soo kala dhex galay muran ku saabsan in la baxo kaas oo ay ka horyimaadeen qaar ka mida ciidankii waxaanse si rasmi ah loo xaqiijin khasaaraha ka dhashay khilaafkaa
Sidoo kale Baabuur ay saaraayeen ciidanka hawaarinta ayaa waxaa rasaas ooda kaga qaaday isla qolo kale oo hawaarin ah waxaana la sheegayaa inuu jiro kasaare dhimasho iyo dhaawac ba leh.
MSH/ONA
The Ogaden National Liberation Army has carried out attacks, mostly night battles, during this current month of December. Sources on the inside have reported that these battles, which had various objectives and were also aimed at causing psychological disarray, successfully achieved their intended goals, while on the other hand casualties were inflicted.
The Ogaden National Liberation Army, which has now acquired a very high level of combat skill, is attacking in various ways after the Wayaane forces and the militias accompanying them reached their lowest point of morale, suffering heavy losses in the battles they engage in with the front's forces.
According to the report we received from the Central Headquarters, the battles took place as follows:
2/12/2011 in a battle that took place at Galaalshe, 2 enemy soldiers were killed and 3 others were wounded
4/12/2011 in a battle that took place at Xabaasha Shariif, near the village of Wijiwaaji, 1 enemy soldier was killed and another was wounded
6/12/2011 in the battle that took place at Qolqoldheer, which belongs to the district of SHaygoosh, 2 enemy soldiers were killed and 3 others were wounded
8/12/2011 in an ambush that took place at Dacawo-dhacday, near the village of Galadiid in the district of qabri dahar, 2 enemy soldiers were killed and a number of others were wounded.
10-11/12//2011 in battles that took place at Saruur, which belongs to the district of Baabili, 3 enemy soldiers were killed and 6 others were wounded
11/12/2011 in a battle that took place at Huraale and Gunburka cali carbeed, both of which belong to the district of Dhagaxbuur, 2 Wayaane soldiers were killed and 3 others were wounded.
13/12/2011 in a battle that took place at Hareerikaladhacay, which belongs to the district of Wardheer, 3 enemy soldiers were wounded
15/12/2011 in a battle that took place at Gosolalay, which belongs to the district of Dhagaxbuur, 4 enemy soldiers were wounded
14/12/2011 in a battle that took place at Burmadaha, 3 enemy soldiers were killed and 5 others were wounded
16/ 12/2011 in the battle of Ritti-cade, which belongs to Haarcad, 3 enemy soldiers were killed and 4 others were wounded
9/12/2011 in a battle that took place at Taanoole, which belongs to the district of Danood, one enemy soldier was killed and another was wounded.
There were also ambushes that took place in the areas of Horahawd, Fariiqyada, Galaalshe, Jabhadi fuushay, Wijiwaaji, Raadqooye, Quman, Xuub caaro, Faasatobooye, Yooco, Shaygoosh, Budhle, Karika solo, Qudhac raamoole and Ritti cade. In these battles, all of which were night attacks, the enemy suffered varying losses, although it is difficult to obtain official details since the enemy is concealing the damage it sustained
18/12/ 2011 enemy forces stationed in the town of Shaygoosh clashed with each other after a dispute arose among them about withdrawing, which some of the soldiers opposed; however, the losses resulting from that disagreement have not been officially confirmed
Likewise, vehicles carrying Hawaarin forces were fired upon by another group of the same Hawaarin, and it is reported that there were casualties, both dead and wounded.
MSH/ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

