
ISBAHAYSIGA DADADKA XORIYADA IYO DIMUQRAADIYADA (PAFD)
XAFIISKA MADAXTOOYADA
Qaraarka Shirwaynaha 1aad ee PAFD
Taariikhda: March 25, 2016 Tirada Tixraca: RES01 / PAFD / 2016
Waxa uu Isbahaysiga Dadadka Xoriyada iyo Dimuqraadiyada (PAFD) si guul leh ku qabtay Shirwaynihiisii Guud ee koowaad inta u dhaxaysay March 21 ila March 25, 2016 isaga ka dhacay Asmara, Eritrea. Shirwaynaha ayaa si faahfaahsan uga wada hadlay xaalada wadareed ee halgan, gaar ahaan xaalada ka jirta Itoobiya, kuwa Geeska Africa iyo dunida.
PAFD waa isbahaysi siyaasadeed oo u midaysan halganka lagu xoraynayo dadadka ku dulman Itoobiya, lana abuuray October 23, 2015 oo ay caasimada Norway, Oslo ku dhiseen shan urur siyaasadeed oo kala duwan oo ku kala magacaaban – Dhaqdhaqaaqa Xoraynta Dadka Benishangul (BPLM), Dhaqdhaqaaqa Xoraynta Dadka Gambela (GPLM), Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya (ONLF), Jabhada Xoraynta Oromada (OLF), Jabhada Wadaniga Xoraynta Sidama (SNLF) iyo wakiilada haweenka iyo dhalinta. Wax ka go’an Isbahaysiga in uu xididada u siibo taliska laga-tirada-badanyahay ee dulmiga ah si loo sugo, loona hor-u-mariyo xuquuqaha dadadka raba in ay fuliyaan aayo-ka-talin dhab.
Xaaladda Boqortooyada Itoobiya maalinba mida ka dambaysa ayay ka sii daraysa halkaas oo ay xukumada Itoobiya ee ay hogaaminayso TPLF/EPRDF ka fulinayso guryo-ka-saarid, handadaad iyo xidhid shacab aanan la marinin hanaan garsoor sharci iyo sii xoojin dilal badheedh ah.
Ciidamada iyo hayadaha amaanka ee dawlada ayaa rasaas ku furaya Dad nabad ku banaanbaxayal ah dalka intiisa badan si guud, si gaar ahna degaanka Oromiya. Dafiraada xuquuqaha siyaasiga ah ee dadka waxay u horseeday in ay kacdoomo balaadhan ka dhacaan qaybo kala duwan oo dalka ah si guud. Iyada oo isku dayaysa inay cabudhiso diidmada [banaanbaxayaasha] nabadaleh, waxay dawlada TPLF/EPRDF miciinsatay in ugu jawaabto rabintaanka dadadka nabadleh rabsho iyo sharciga xalada degdega ah.
Waxaa dheer, waxay jawaabteedu noqotay mid cad oo fulinaysay habab kala gedisan oo gumaad ah. Si la mid ah, waxay si joogta ah dadka xididada uga siibtaa dhulka ay u leyihiin isir ahaan iyada oo xoog xad-dhaaf ah iyo dilid-shacab anan waxba galabsan oo ay ku jiraan caruur iyo haween urleh. Iyada oo aanan loo eegin ka hor-jeedka xogaleh iyo dhaleecaynta caalamka ee ku aadan siyaasada sharci-darada iyo naxaris-la’aanta ah ee uu talisku adeegsanayo si u fuliyo siyaasada khalafsan isaga oo u adeegsanaya gargaarka caalamka hub-siyaasi ahaan.
Waxa uu talisku si wadaa u gefida xoriyada saxaafada, sharciga dhul wareejinta, soosarida khayraadka dabiiciga ah, hurinta colaadaha ka dhexeya qarabada iyo qawmiyadaha kala duwan si ay u hubiyaan in gacan–ku-haynta awooda.
Maqalka warbixinta gudiga ku–meel–gaadh ahaa ee laga qabtay kulankii aasaaska ka dib, waxay gudoomiyeyaasha shanta urur iyo ka qayb-galayaasha Shirwaynaha Guud ka wada hadleen, lana faalanqeeyay guulaha, liidashooyinka, fursadaha iyo halisyada jiri kara ee laga yaabo in ay Isbahaysiga soo food-saaran inta uu ku jiro falalkiisa hawlgal. Wada tashi ku saabsan waraaqaha aasaaska, mustaqbalka falaka siyaasadeed, diblomaasiyadeed iyo ciidaneed ka dib, waxa uu Shirwaynuhu ansixiay waraaqaha shaqeeya ee PAFD.
Shirwaynaha Guud ayaa sidaas oo kale ka hadlay, haykaleeyayna jihada mustaqbal ee Isbahaysiga ee ku aadan falalkiisa, siyayna tilmaamo cad gudigisa fulin iyo dhamaan waaxaha shaqo ee kale.
Shirwaynaha Guud ayaa sidaas oo kale doortay gudoomiye, laba gudoomiye–ku–xigeen, xubnaha gudiga fulinta iyo madaxa waaxaha shaqo oo kala duwan si ay u fuliyaan hawlaha Isbahaysiga. Kolka la qiimeeyay xaaladda hada ka jirta Boqortooyada Itoobiya, kuwa Geeska Africa iyo arimaha guud ee dunida ka dib, waxa uu Shirwaynaha Guud ee PAFD ku baaqayaa in:
- Dadadka ka mid ah ururadanada xubnaha ka ah in ay shuruud la’aan ku midoobaan si ay isaga caabiyaan, una xoojiyaan halgankooda xaqa ah si ay u gaaraan xuquuqdooda laga-ma-maarmaanka ah ee ay uu diideen talisyada so taxnaa ee Itoobiya oo uu ku jiro mid kan [TPLF].
- Taliska Itobiya uu shuruud la’aan joojiyo dilka shacabka aanan waxba–galabsan ee aanan hubaysnayn, xidhida aanan la marinin hanaan garsoor sharci iyo boobka khayraadka qaramada iyo dadadka dulma iyo go’doominta warbaahinta.
- Ciidamada iyo aaladaha amaanka ay joojiyaan dilka shacabka aanan waxba–galabsan, waxaanu ku boorinaynaa inay u hiiliyaan dadka si loo afjaro taliska axmaqa ah ee TPLF/EPRDF.
- Dhamaan ururada siyaasadeed ee boqortooyadiisa Itoobiya ay is-garab is-taagaan si loola dagaalamo xukumada kali-taliska ah si midaysan.Waxaa sii dheer, waxay PAFD casuumad u fidinaysaa dhamaan kooxaha mucaaradka ah ee u halgamaya xoriyad, cadaalad, sinaan iyo dimuqraadiyad inay si shuruud la’aan ah ugu so biiraan Isbahaysiga.
- Beesha caalamka inay ixtiraamaan rabitaanada, hawooyinka iyo xuquuqaha dhamaan qaramada iyo dadadka ee Itoobiya oo ay joojiyaan taageerida xukumada kali-taliska ah inta aynan xalada jirta noqonin gebi ahaanba mid aanan la maamuli karin.
- Waxa kale oo aanu waydiinayna beesha caalamka in ay saamayn culaysleh ku saaraan kuwa masuulka ka ah xasuuqinta shacabka aanan waxba–galabsan oo la keeno cadaalad.
Gebagebadii,waxa uu PAFD si adag u cambaaraynayaa isticmaalka sharci-darada ah ee gargaarka la siiyo dadka ku jira baahida weyn iyo kuwa ka hortaga ka inay siyaabo kale ku helaan iyaga oo ka xanibaya ganacsiga iyo dhamaan ilaha gaargaar samafal. Waxaa intaas si dheer, waxaanu cambaaraynaynaa baryootanka gargaarka loo adegsado ujeedooyinka siyaasada taliska oo ah kuwa abuuray ka barakicinta dadadka wadaniga dhulkoda hodanka ah iyo ku wareejintiisa shisheeye iyo maal-qabeenada taliska ku xidhan.
Nabad, Dimuqraadiyad, Xoriyad iyo Xuquuq dhab oo Aayo-ka-Tashi Dadad
Isbahaysiga Dadadka Xoriyada iyo Dimuqraadiyada (PAFD)
March 25, 2016
Asmara, Eritrea
PEOPLE'S ALLIANCE FOR FREEDOM AND DEMOCRACY (PAFD)
OFFICE OF THE PRESIDENCY
Resolution of the 1st General Congress of the PAFD
Date: March 25, 2016 Reference Number: RES01 / PAFD / 2016
The People's Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) successfully held its first General Congress between March 21 and March 25, 2016, in Asmara, Eritrea. The Congress discussed in detail the overall state of the struggle, in particular the situation in Ethiopia, the Horn of Africa and the world.
The PAFD is a political alliance united in the struggle to liberate the oppressed peoples of Ethiopia. It was founded on October 23, 2015, in Oslo, the capital of Norway, by five different political organisations, namely the Benishangul People's Liberation Movement (BPLM), the Gambela People's Liberation Movement (GPLM), the Ogaden National Liberation Front (ONLF), the Oromo Liberation Front (OLF), the Sidama National Liberation Front (SNLF), together with representatives of women and youth. The Alliance is determined to uproot the oppressive minority regime in order to secure and advance the rights of peoples who wish to exercise genuine self-determination.
The situation in the Ethiopian Empire is worsening day by day, as the Ethiopian government led by the TPLF/EPRDF carries out evictions, intimidation and the detention of civilians without due legal process, and further intensifies deliberate killings.
The government's forces and security agencies are opening fire on peaceful protesters across most of the country in general, and in the Oromia region in particular. The denial of the people's political rights has led to widespread uprisings in various parts of the country as a whole. In an attempt to suppress peaceful dissent [by protesters], the TPLF/EPRDF government has resorted to responding to the wishes of peaceful peoples with violence and a state of emergency law.
Moreover, its response has clearly been one that carries out various forms of massacre. Likewise, it continually uproots people from their ancestral lands through excessive force and the killing of innocent civilians, including children and pregnant women. This is despite informed opposition and international criticism of the unlawful and merciless policies the regime employs to implement its misguided policy, using international aid as a political weapon.
The regime continues to violate press freedom, land transfer law, the extraction of natural resources, and to fuel conflicts between clans and various nationalities in order to ensure its grip on power.
After hearing the report of the interim committee held since the founding meeting, the chairmen of the five organisations and the participants of the General Congress discussed and analysed the achievements, shortcomings, opportunities and possible risks that the Alliance may face in the course of its operational activities. After deliberations on the founding documents, the future of the political, diplomatic and military sphere, the Congress adopted the working documents of the PAFD.
The General Congress likewise discussed and structured the future direction of the Alliance regarding its activities, and gave clear guidance to its executive committee and all other working departments.
The General Congress also elected a chairman, two vice-chairmen, members of the executive committee and heads of the various working departments to carry out the activities of the Alliance. Having assessed the current situation in the Ethiopian Empire, the Horn of Africa and the general affairs of the world, the General Congress of the PAFD calls for:
- The peoples of the member organisations to unite unconditionally in order to resist, and to strengthen their just struggle so that they attain their fundamental rights that successive Ethiopian regimes, including the current one [TPLF], have denied them.
- The Ethiopian regime to unconditionally stop the killing of innocent, unarmed civilians, detention without due legal process, the plundering of the resources of oppressed nations and peoples, and the media blockade.
- The armed forces and security apparatus to stop the killing of innocent civilians; we urge them to side with the people in order to end the brutal TPLF/EPRDF regime.
- All political organisations in the Ethiopian Empire to stand shoulder to shoulder in order to fight the dictatorial government in a united manner.Furthermore, the PAFD extends an invitation to all opposition groups struggling for freedom, justice, equality and democracy to unconditionally join the Alliance.
- The international community to respect the wishes, aspirations and rights of all the nations and peoples of Ethiopia and to stop supporting the dictatorial government before the current situation becomes completely unmanageable.
- We also call on the international community to exert heavy pressure on those responsible for the massacre of innocent civilians, so that they are brought to justice.
In conclusion, the PAFD strongly condemns the unlawful use of aid given to people in great need, and those who prevent them from obtaining it by other means by blocking trade and all sources of charitable assistance. In addition, we condemn the aid appeals used for the political purposes of the regime, which have caused the displacement of indigenous peoples from their rich lands and its transfer to foreigners and investors linked to the regime.
Peace, Democracy, Freedom and the Genuine Right of Peoples to Self-Determination
People's Alliance for Freedom and Democracy (PAFD)
March 25, 2016
Asmara, Eritrea
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
