Jaaliyada S.Ogadeniya ee Koonfur Afrika (JOKA) xubnaha xarunta dhexe ee gobolka Eastern cape ayaa maanta shir aad u qiimo badan isugu imaaday. Shirkan ayaa ahaa shirkii caadiga ahaa ee 2bilood-laha ahaa.
Waxaa shirka oo lagu qabatay hall ka weyn ee mouth hall ku yaala magalada UITENHAGE. Shirka ayaa abaarihi 2.duhurnimo waxaa furay gudoomiyiha jaaliyada JOKA Suldaan Cabdi Askar. Gudomiyaha ayaa furitaanka ka dib kusoo dhaweyey hogaanka arimaha diinta iyo dac wada Sh. Mahamed Raabi.
Sheekhu arimaha uu ku dheeraaday waxaa ka mid ahaa in guurka laga dhigo mid fudud oon la dhaqan doorsoomin oo qaabka diinta ilaahay waafaqsan laga dhigo guurka. Waxuu sheekhu sheegay in guurka kharashka badan lagu burburiyaa uuna aqalkaasi dhismin asagoo taa badal keeda xubnaha ka codsaday in halganka ay ugu deeqaan lacagata faraha badan ee lagu burburiyo aroosyada. Dadkii meesha isugu yimid si aad ah ayay u soo dhaweeyeen fikrada Sheekha.
Wacdigii Sheekha ka dib ayuu gudoomiyaha jaaliyadda wuxuu u soo gudbiyey shirka warbixin guud oo ka koobnaa arimaha soo socda;
Gulufka lagu naafeeyey cadowga TPLF 2bilood ee lasoo dhaafay. warbixintaa oo aad loogu dhaga tagayay lagun diirsaday. Siyasada Itoobiya ee jaahawareersan ee talska sii socoda ee TPLF oo ku guul dareystay riyadii ay wateen ee ay ugu talagaleen inay dadka ay gumaytaan inay ku khaldaan oy u maldahaan federal iyo waxay ugu yeedheen kilil oo aan waxba ka jirin. Waxaa kaloo uu ka warbixiyay gudoomiyaha jaaliyadda sida ay siyaasadda Itobiya ugu fashilantay dibadaha ka dib mudaharaadyadii isdaba jooga ahaa ee ugu dabeeyey kii Sweden.

Intaa ka dib ayaa waxaa lagu soo dhaweye Hasen Cabdi aw-Noor oo ah Hogaanka Arimaha Bulshada ee jaaliyadda. Wuxuuna ka waramay wax qabadakii jaaliyada JOKA sanadkii tagay ee 2011. wuxuu sheegay in jaaliyada uu sandkii 2011 ugu dhamaday guulo aan la koobi karin marka la eego koboca dhaqalaha jaaliyadda, tirada iyo tayada jaaliyadda, samrintii dabaqoodhiga 2011 oo gabi ahanba ku fashilmay KA iyo xaga siyaasada wadankan South Africa.
Waxaa hadana lagu soo dhaweeyay halgame Cabdulfataah Xasen oo ka mid ah masuuliyiinta maamulka JOKA. Wuxuna ka hadalay dhoor qodob oo ay kamid yahiin qabyaalada iyo arimaha anshaxa xubnaha oo loo baahanyahy ayuu yidhi in shareecada islmaka lagu dhaqamo.
Intaa ka dib ayaa waxaa loo gudbay qodob doodeed ku saabsanaa dhaqaalaha. Sidii xubnuhu ganacasigooda u mideen lahaayeen shirkadana u samaysan lahayeen iyo ganacasi xoogan oo wax wada qabsi ah.
Ugu damabayntii waxaa lagu dardardaarmay xoojinta halganka iyo xoojinta dagaalka dhinacayada jaaliyadaha kaga aadan. Shirka kan ku xiga ayaa lafilayaa inuu noqodo kalfadhiga ama shirweynaha jaaliyada S.Ogadeniya ee Koonfur Afrika ay isugu imaan doonto bisha March 15.3.201.
OMAR JIGJIGA ONA/SA
Members of the central office of the Eastern Cape region of the Ogadenia Community of South Africa (JOKA) held a very valuable meeting today. This was the regular bimonthly meeting.
The meeting was held in the large hall of Mouth Hall in the town of UITENHAGE. At around 2 p.m., the meeting was opened by the chairman of the JOKA community, Suldaan Cabdi Askar. After the opening, the chairman welcomed the head of religious affairs and preaching, Sh. Mahamed Raabi.
Among the matters the Sheikh elaborated on was that marriage should be made simple and not subject to changing customs, and that marriage should be conducted in a manner consistent with the religion of God. The Sheikh said that when a marriage is ruined by heavy expenses, that household is not built, and instead he asked members to donate to the struggle the large sums of money that are wasted on weddings. The people gathered there warmly welcomed the Sheikh's idea.
After the Sheikh's sermon, the chairman of the community presented to the meeting a general report consisting of the following matters:
The offensive in which the enemy TPLF was crippled over the past 2 months. The report was listened to very attentively and was well received. The confused policy of Ethiopia under the ongoing TPLF rule, which has failed in its dream of deceiving and misleading the people it colonises with a federalism it called a "kilil" that does not actually exist. The community chairman also reported on how Ethiopian policy failed abroad following the successive demonstrations, the latest of which was the one in Sweden.
After that, Hasen Cabdi aw-Noor, the head of social affairs of the community, was welcomed. He spoke about the activities of the JOKA community in the past year, 2011. He said that the community ended 2011 with countless successes in terms of the community's economic growth, the size and quality of the community, the xenophobia of 2011 which completely failed in South Africa, and the political side in this country, South Africa.
Then the struggler Cabdulfataah Xasen, one of the officials of the JOKA administration, was welcomed. He spoke about several points, including clannism and matters of members' conduct, which he said needed to be governed by Islamic sharia.
After that, the meeting moved on to a discussion point concerning the economy: how members could unite their businesses, form a company, and build a strong cooperative business.
Finally, the members were urged to strengthen the struggle and to strengthen the fight on the front facing us as communities. The next meeting is expected to be the session, or general conference, of the Ogadenia Community of South Africa, which will convene in the month of March, 15.3.201.
OMAR JIGJIGA ONA/SA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

