Jaaliyada Ogaadeeniya ee magaalada Amarillo ee gobolka Texas ayaa maanta oo Sabti ah taariikhduna tahay 05/21/11 isugu timid shir balaadhan oo si heersare ah loosoo abaabulay.
Shirkan oo ujeedadiisu ahayd in lagu doorto dhismaha guddida jaaliyada ayaa waxaa ka soo qaybgalay dadweynihii loogu talagalay oo aad u xiisaynayay in ay ka qaybqaataan ama ay goobjoog u ahaadaan doorashada guddida Jaaliyada Ogaadeeniya ee magaalada Amarillo Texas.
Shirka jaaliyadda oo uu goobjooge ka ahaa Wakiilka gobolada Galbeedka mudena Axamad A. Yusuf ayaa wadatashi dheer ka dib waxaa halkaas lagu doortay guddi ka kooban todoba (7) xubnood oo uu gudoomiye u yahay mudane Axmed Sheekh bille oo ku magac dheer Jeexow. Mudane Axmed Jeexow iyo xubnihii kale ee guddida ayaa balanqaaday in ay dadaal dheer u galidoonaan sidii ay u gudan lahaayeen xilka loo doortay dardar horlehna u galin lahaayeen howlaha jaaliyada ee gobolka Texas gaar ahaan magaalada Amarillo iyo nawaaxigeeda.
Dhinaca kale waxay jaaliyadu hambalyo iyo bogaadin u soo jeediyeen Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya oo iyagu dhiigooda qaaliga ah u huray sidii ay uga dulqaadi lahaayeen heeryada gumaysiga Itoobiya shacbiyaga Ogaadeeniya.
Sidookalena waxay jaaliyadu cadaysay in ay taageero hiil iyo hooba la garab taaganyihiin CWX Ogaadeeniya iyo guud ahaanba shacbiga dulman ee reer Ogaadeeniya.
Ugu dambayntiina waxay Jaaliyadu cambaareyn xoogleh u soojeediyeen ciidanka cabudhiska gumaysiga Itoobiya oo sidii caadada u ahayd beryahan bambe xasuuq iyo dil aan kala sooc lahayn kawada guddaha Ogaaadeeniya.
ONA.
The Ogadenia community in the city of Amarillo, in the state of Texas, today, Saturday, 05/21/11, came together for a large meeting that had been organised at a high level.
This meeting, whose purpose was to elect and form the community committee, was attended by the intended public, who were very keen to take part in or witness the election of the committee of the Ogadenia community in the city of Amarillo, Texas.
At the community meeting, which was witnessed by the Representative of the Western regions, Mr Axamad A. Yusuf, after lengthy consultation a committee of seven (7) members was elected there, chaired by Mr Axmed Sheekh bille, also known as Jeexow. Mr Axmed Jeexow and the other members of the committee pledged that they would make great efforts to fulfil the office to which they were elected and to give fresh momentum to the community's activities in the state of Texas, particularly in the city of Amarillo and its surroundings.
On the other hand, the community extended congratulations and praise to the Ogadenia National Liberation Army, who have sacrificed their precious blood to lift the burden of Ethiopian colonialism from our people of Ogadenia.
The community also made clear that they stand firmly in support of, through thick and thin, the Ogadenia National Liberation Army and, in general, the oppressed people of Ogadenia.
Finally, the community strongly condemned the repressive forces of Ethiopian colonialism, which, as has been their habit in recent days, are carrying out mass massacres and indiscriminate killings inside Ogadenia.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
