Opens in a new tab

Jaaliyadda Somalida Ogadeniya ee Magaaladda Denver oo Mudaaharad Kala Hortagey Safiirka Ethiopia u Fadhiya Mareykanka

ONA28 November 2011
Read in English

Dad aad u farabadan oo ka soo jeeda Jaaliyadda Somalida Ogadeniya ayaa mudaaharad ku hor qabtay Hotel uu shir ooga socday safiirka  Itobiya ee u fadhiya Mareykanka iyo koox daba dhilif u ah wayaanaha. Jaaliyadda Ogadeniya ee magaalada Denver ayaa ka war helay in si dhuumaal ah uu safiirka Itoobiya ku qabanaayo shir kadibna waxaa looga hortagay mudaaharaad.

La wadaag