Hargaysa: Dhacdo ku faafatay baraha bulshada oo muujinaysay askar ka mid ah Booliska Soomaliland ayay qoraalkan kaga falceliyeen taliska Booliska Soomaliland ayagoo ka cudur daartay falka xadgudubka ah kuna tilmaamay isticmalida awood qayaxan .
Jigjiga: sawiradan kooban waa dhacadooyin laga helay muuqaalo kuwaasoo muujinaya gabdho ay ku xadgudbayaan Ciidamada Malayshiyaadka oo la kulamaya xadgud ka fog filasha walba oo dawladnimo iyo sharci’ aydooncidna loo qabanin danbigan halka lagu dhiiri galiyo ayadoo lagu faafiyo mareegaha Dawlada in ayaga la weeraray askarta oo lagu abuuro danbi dhibanayaashii.
Hargaysa: Maamulka ayaa ah mid ku yimaaday Doorasho shacab oo ilaalinaya damiirka rayidka ayadoo la kulma marar badan cadaadis hayadaha Garsoorka lehna nidaam cadaladeed oo loo dhanyahay una jan-jeedhin cid gaar ah.
Jigjiga:Haayadaha Garsoorka lamaha amniga iyo qanuunada sharciga ayaa ah mid dhamaantood uu gacanta ku hayo hal shaqsi oo leh awooda cida danbiilaha ah iyo cida aan ahayn asagoo shaqsigaasi leh xataa xabsiyo gaar ah oo uu maamulo .
Maxaa ka hortaagan in mar uun shacabka Ogaadeeniya ay helaan hanaan Dawladeed oo jira ?
ONA
Hargaysa: An incident that spread on social media, showing soldiers from the Somaliland Police, prompted the Somaliland Police command to respond with this statement, in which it apologised for the abusive act and described it as an excessive use of force.
Jigjiga: These few pictures are incidents taken from videos showing girls being abused by the militia forces, who are subjected to abuse far beyond every expectation of statehood and law, and no one has been arrested for this crime. Instead, it is encouraged by spreading on the Government's websites that the soldiers were attacked, and a crime is fabricated against the victims.
Hargaysa: The administration is one that came about through a popular election that protects the civilian conscience, while the judicial institutions often face pressure, and it has a system of justice that is agreed upon by all and does not lean towards any particular party.
Jigjiga: The judicial institutions, the security forces and the laws are all held in the hands of a single individual who has the power to decide who is a criminal and who is not, and that individual even has private prisons that he runs.
What is stopping the people of Ogadenia from at last obtaining a functioning system of government?
ONA
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

