Opens in a new tab

Jigjiga Kaganacsiga Hanaanka Dawladnimo Waxuu Gaadhay Heer Nooc Walbaa ah oo Layaab Leh Waax Walba oo Hanaan Dawladeed Ayaana ku Lug Leh …

ONA9 July 2026
Read in English

Jigjiga kaganacsiga hanaanka Dawladnimo waxuu gaadhay heer nooc walbaa ah oo layaab leh waax walba oo hanaan Dawladeed ayaana ku lug leh ganacsiyo dad haya Xilal Dawlada ilaa hayadaha Amniga ay ku lug yeesheen ganacsiyo iyo laaluushyo joogta ah.

Hosbitaalka Jigjiga ayaana gaadhay heer adeega badbaada ee hawada siiya Bukaanada ee Ogsajiinta ay galaan gacmo ganacsato iyo in wasaaradu gaadho qandaraaslayaal ayagu dhaliya hawada Ogsajiinta bukaa_naduna ka maraan duruufo xanuun badan .

La wadaag