Barnaamijka Keiser Report ee kabaxa RT-TV ayaa waxa ka hadlay Wariyaha u dooda qaarada Geeska Afrika oo ah nin u dhashay wadanka Mareykanka isla mar ahaantaasna ah wariyaha kaliya ee sida xorta ah ugasoo warama geeska Afrika. HOOS KA DAAWO FILIMKA Barnaamijkan
Keisar waxa uu weydiiyay suxufiga innuu ka jawaabo xaalada nabad galyo ee Geeska afrika meesha ay marayso?
Thomas Mountain ayaa jawaabtiisii ku billaabay nolosha geeska afrika waxay maraysa marxalad aad u qallafsan oo kasii dar ah. Cunno yarida iyo Macaluusha ka oogan Ogadeniya way kasii dartay tacadiga iyo xasuuqa lagu hayo dadkaas somalida ahi way sii kordhaysa maalinba maalinka ka danbeysa. dhibaatada somaliya way sii xoogaysatay sidoo kale tusaale haddaan soo qadano Wadanka Eritrea waxaa dhibaatadiisii uu horey ulatacaalayay ee cunno yarida aheyd loogusii kordhiyay in beesha caalamku ay cunaqabatayn korka uga sii tuurto.
Keiser waxa uu wax ka weydiiyay suxufigaan su’alo ay kamid yihiin barnaamij Afrika loogu talo galay oo lagumagacabo Deeqda mucawadamada ah oo hayado faro badna oo kamid ahi wadanka USA ay ku dhawaaqeen inay Afrika ku garab istaagi donaan. Deeqdaas oo loogumagac darey Daryeelka Afrika oo middaas oo uu hormuud u yahay Maalqabaynka Billgate oo ah ninka adduunka ugu dhaqaale badan. Bill gate waxa uu daryeelkan Afrika uu ugu talo galay innuu ku dabargooyo cudurka kaneecada isaga oo siinaya Afrika daawo billaash ah. Hadaba deeqdan affrika lasiinayo miyay meel martay oo dadki magaadhay dhibaatose makusoo kordhisay Afrika?.
Thomas Mountain ayaa jawaabtaas ka bixiyay in fikrada wanaagsan ee Bilgate jirto balse talaalka bilaashka ah ee Bilgate bixinayo inay garab socoto daawo kale oo qasab tahay in lagato si talaalkaas kaneecadu u meelmaro ama u shaqqeyo midaas oo lacag badan ay ku baxayso. daawadaas kale waxaa sameysa shirkada (GSK) GlasxoSmithKline oo ay tahay inlaga iibsado.
Thomas mountain waxa uu kahadlay in wadamada Ree galbeedku ay laba waji ku shaqeynayaan. Dhulka Somalida Ogadeniya waxa ka dhacday ayuu yiri macaluul iyo abbaaro iyo cuduro dowlada Ethiopiana waxay diiday in kaalmo lagaadhsiiyo iyadoo hayadihii oo idil kasoo saartay dhulkaas. Walina waxa lasii siinaya deeqdii gargaarka aheyd oo wadanka Ingiriiska oo kale lacag badan ayuu siiyay waqtigaas. Dhinaca kale waxa cad in wadanka Ethiopia lacagta lasiiyo ay ku gattaan hub badan. Sidoo kale wadamada ree galbeedku iyaga oo sheegaya inay Geeska Afrika cawinayaan ayay hadana dhinaca kale ka hubeynayaan Ethiopia si ay dhulkaas qalaalase uga rido.
Wadanka Eritrea waa wadanka kaliya ee Afrika ku yaala ee dabar jaray cudurka Kaneecada. iyaga oo isticmaalin wax daawo ah iyo talaalo toona. Thomas mountain isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu sheegay in wadamada Ree galbeedku ay rabaan inay qalaalase abbuuraan oo hadana ay iyagu qalalahaas ay maamulaan.
Mudane Thomas waxa uu aad u eedeeyay isaga oo xogag iyo caddeymo isticimalaya daggaalka garabka og ee Taliska Zenawi ku hayo shucuubta geeska Afrika sida Somalida Ogadeniya, somaliya iyo Eritrea.
Keisar oo barnaamijkiisan si khaasa ugu eegayay arrimaha geeska Afrika ayaa waxa uu weydiiyay suxufiga markale innuu bal kawaramo in daggaal u dhaxeynkara wadamada Ree Galbeedka iyo China uu ka dhici karo Afrika iyo inkale madama Chinuhu saameyn iyo xoog badan ku yeeshay gobolkaas.
Thomas mountain ayaa arrinkaas ku dheraday waxa uuna uu boggaadin usoo jeediyay saameynta Chinuhu ku yeeshay Afrika qaasatan Geeska Afrika: chinuhu waxay kaga gadisanyihiin wadamada Ree galbeedka waxay la yimadeen maal galin oo dadka waxay u qabtaan waxyaalo badan ayuu yiri isaga oo tusaale u soo qadanaya kaabayasha dhaqale iyo midka horumarineed ay ga fuliyeen wadanka Eritrea. Balse waxa kale oo uu dhaliil ugu soo jeediyay Chinaha sida ay u maamuleen xidhiidhka shidaal raadinta ah ee Geeska Afrika isaga oo tusaale usoo qaatay shidaalka Ogadeniya: waxa aan ugu baaqaya oon uga digayaa ayuu yiri China inaysan ku dagmin shidhaalka Ogadeniya. Waayo waxa ay ka qeyb qaateen xasuuqa ka socda dhulka Ogadeniya ee Taliska Zenawi ku hayo ummadaas. Waxaan ka codsnaaya inay kanoqdaan qorshogan ku u adan shidaalka Ogadeniya kana baxaan dhulkaas. Thomas ayaa sidoo kale xusay in dadkaas Somalida Ogadeniya ay kheyraadkoda illashanayaan isaga oo carabka ku dhuftay in hadda ka hor ciidamada ONLF ay cagta mariyeen saldigyo ciidan oo ilaalo u ahaa shirkadaha shidalka ee chiniiska.
Hadaba filimkii Barnaamijkii Keisar report hoos ka fiirso ( waxa uu ka bilabmaya wareysiga Thomas Mountain daqiiqada 15:30) hoos ka jiid si aad u gaadho
Keiser asked the journalist to respond on where the security situation in the Horn of Africa stands.
Thomas Mountain began his answer by saying that life in the Horn of Africa is going through a very difficult and worsening stage. The food shortage and famine in Ogadenia have worsened, and the abuses and massacres being carried out against those Somali people are increasing day by day. The crisis in Somalia has also intensified. For example, if we take the country of Eritrea, the food shortage problem it was already struggling with has been compounded by the international community imposing sanctions on it.
Keiser asked the journalist questions, among them about a programme intended for Africa called the Charitable Donation, which many organisations, including some from the USA, announced they would use to support Africa. This donation was named Care for Africa and is led by the billionaire Bill Gates, the richest man in the world. Bill Gates intended this Care for Africa to eradicate malaria by giving Africa free medicine. So, has this donation being given to Africa achieved anything and reached the people, or has it added to Africa's problems?
Thomas Mountain answered that Bill Gates's idea is a good one, but the free vaccine Bill Gates is providing must be accompanied by another medicine that has to be taken for the malaria vaccine to succeed or work, and that costs a lot of money. That other medicine is made by the company GlaxoSmithKline (GSK), from which it must be purchased.
Thomas Mountain said that Western countries are operating with two faces. In the Somali land of Ogadenia, he said, famine, drought and diseases occurred, and the Ethiopian government refused to allow aid to be delivered, expelling all the organisations from that land. Yet it is still being given aid donations; a country like Britain, for instance, gave it a lot of money at that time. On the other hand, it is clear that Ethiopia spends the money it is given on large quantities of weapons. Likewise, while Western countries claim to be helping the Horn of Africa, on the other hand they are arming Ethiopia to sow chaos in that region.
Eritrea is the only country in Africa that has eradicated malaria, without using any medicine or vaccines. Continuing his remarks, Thomas Mountain said that Western countries want to create chaos and then manage that chaos themselves.
Mr Thomas strongly condemned, using information and evidence, the proxy war that the Zenawi regime is waging against the peoples of the Horn of Africa, such as the Somalis of Ogadenia, Somalia and Eritrea.
Keiser, whose programme was looking specifically at Horn of Africa affairs, asked the journalist once more to speak about whether a war between Western countries and China could break out in Africa, given that the Chinese have gained great influence and power in that region.
Thomas Mountain elaborated on this matter and praised the influence the Chinese have gained in Africa, especially in the Horn of Africa: the Chinese differ from Western countries; they have come with investment and do many things for the people, he said, citing as an example the economic and development infrastructure they have built in Eritrea. However, he also criticised the Chinese for how they have handled oil exploration relations in the Horn of Africa, citing the oil of Ogadenia as an example: "I call on and warn China not to touch the oil of Ogadenia," he said. "Because they have taken part in the massacre taking place in the land of Ogadenia that the Zenawi regime is carrying out against that people. I ask them to abandon this plan concerning Ogadenia's oil and to leave that land." Thomas also noted that those Somali people of Ogadenia are defending their resources, pointing out that ONLF forces had previously overrun military bases that were guarding the Chinese oil companies.
So, watch the video of the Keiser Report programme below (the Thomas Mountain interview starts at minute 15:30); scroll down to reach itAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
