Ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogaadeeniya (OYSU) ee Dalka Kenya ayaa waxay soo qaban qaabiyeen munaasabada 17,March 2012 taas oo loogu talo galay xusuusinta doorka Gabdhaha S.Ogaadeeniya ay ku leeyihiin halganka iyo dhaqanka dadkooda. Munaasabada oo lagu qabtay Hotel Gulf Place ee xaafad Soomaalidu degantahay ee Islii ayaa waxaa ka soo qayb galay boqolaal haweeenka Soomaaliyeed iyo kuwa S.Ogaadeeniya isugu jira. Sidoo kale waxaa ka qayeb galay xubno ka tirsan Maamulka Jaaliyada Ogaadeeniya ee Kenya iyo Mas’uuliyiin JWXO oo uu kamid ahh Mudane Maxamed Shariif Cumar.
Xuskan loo qabtay gabdhaha S.Ogadenya maanta oo taariikhdu tahay 17ka March ayaa ahayed maalintii oogu horeysay ee munaasabad noocan oo kale ah oo lagu xusayo laguna qabto wadanka Kenya.
Munaasabada Xuska Maalita Haweenka Ogaadeniya ayaa guud ahaan dadweynihii ka qayeb galay ay hadheysay murugo iyo is xusuusin guud ahaan dhibaatada shacabka Ogaadeeniya lagu hayo gaar ahaan haweenka Ogaadeeniya oo meela kala duwan oo wadanka dhexdiisa ah xadgudubyo ay ugu gaystaan Askarta naxariista daran ee Gumaysiga madow ee Ethiopia.
Dadweynihii madasha joogay ayaa waxay aad ooga xanuunsadeen sawiro muujinaya dhibaatooyinka soo gaadhay haweenka Ogaadeeniya oo ay soo bandhigeen Ururka OYSU qayebtiisa Xaquuqul insaanka kuwaas oo isugu jiray dhaawacayo isugu jira Jidhdil, Gubid, Kusfi, iyo Dabid loo gaystay Gabdho reer Ogaadeniya ah.
Xoghayaha OYSU Kenya Xasan Macalin Carab ayaa ka warbixiyey u jeedada munaasabada wuxuuna yidhi; “OYSU waxay shirka u qabatay in hooyooyinka Ogaadeeniya ay dareensiiyaan waajibka saran.”
Sidoo kale Waxaa munaasabada Khudbadan ka jeediyey Mudane Maxamed Shariif Cumar. Waxaa ka mid ahaa hadaladiisa; “Dhibaatada haweenka iyo caruurta Ogaadeeniya soo gaadhay ma aha wax laga sheekayn karo waxayse u baadantahay qalbi iyo dareen wada socoda in lagaga hadlo ee ayna ahayn in ay munaasabada lagaag hadalayo lamid noqoto kuwa caadiga ah iyadoo ay horteena ka muuqdaan Sawiro naxdin leh kuwaas oo tilmaamaya sida guumaysigu uu u galo Haweenkeena”. Mudane Maxamed Shariif wax uu ku dheeraaday dhacadooyinka isdaba joog aha ee xanuunka iyo murugada badnaa iyo kufsiga maalin walba loo gaysto haweenka Ogaadeeniya waxaana mar kaliya isbadal jawigii shirka markii uu mudanuhu ka sheekeeyey Bishaan horaanteedii 17 gabdhood oo Ogaadeeniya lagu kufsaday iyo barakaca joogtada ah ee shacabka Ogaadeeniya lagu hayo.
Marwo Canab Muuse Fooley oo kamid ahayd Hooyooyinka Ogaadeeniya ayaa shirka ka jeedisay suugaan ay ku cabireyso dareenkeeda ku aadan xaaladaha Ogaadeeniya iyo waliba khayraadka Ogaadeeniya ee aduunku u hanqal taagayo.
Shirkan ayaa maanta waxaa ladhihi karaa wuxuu ahaa mid kagadisan shirarkii horay loo qaban jiray waxaana shirka hadheeyey dareen murugo leh maadaama gabdhaha ogaadeniya dhibaatada lagu hayo ee kufsiga, Dilka, jidhadilka iyo wax allaale iyo wixii ruux bini aadam ah xumeeya lagula kaco.
Gabdhaha ogaadeeniya ayaa waxaa masuuliyadi ka saarantahay inay badbaadiyaan,digaacaana sharaftooda wiilasha reer Ogaadeniya ee dunida dacaleeda.
ONA,Nairobi,Kenya
The Ogaden Youth and Students Union (OYSU) in Kenya organised an event on 17 March 2012 dedicated to commemorating the role that the women of Ogadenia play in the struggle and in the culture of their people. The event, held at the Hotel Gulf Place in the Somali-inhabited neighbourhood of Islii, was attended by hundreds of women, both Somali and from Ogadenia. Also in attendance were members of the administration of the Ogadenia community in Kenya and ONLF officials, among them Mr Maxamed Shariif Cumar.
This commemoration held for the women of Ogadenia today, 17 March, was the first time an event of this kind had been commemorated and held in Kenya.
The Ogadenia Women's Day commemoration was, for the public who attended overall, overshadowed by grief and remembrance of the suffering inflicted on the people of Ogadenia in general, and in particular on the women of Ogadenia, who in various places across the country are subjected to abuses by the merciless soldiers of the black colonialism of Ethiopia.
The people present at the venue were deeply pained by photographs showing the suffering endured by the women of Ogadenia, displayed by the human rights section of OYSU, which included injuries from torture, burning, rape and branding inflicted on girls from Ogadenia.
The Secretary of OYSU Kenya, Xasan Macalin Carab, explained the purpose of the event, saying: "OYSU held the meeting so that the mothers of Ogadenia are made aware of the duty that rests upon them."
Mr Maxamed Shariif Cumar also delivered a speech at the event. Among his words were: "The suffering that has befallen the women and children of Ogadenia is not something that can simply be told as a story; rather, it requires that it be spoken of with heart and feeling together, and the occasion at which it is discussed should not be like ordinary ones, given that before us are shocking photographs showing how the colonisers treat our women." Mr Maxamed Shariif elaborated on the continuous, deeply painful and sorrowful incidents and the rape inflicted daily on the women of Ogadenia, and the atmosphere of the meeting suddenly changed when he recounted how, at the beginning of this month, 17 girls were raped in Ogadenia, as well as the constant displacement inflicted on the people of Ogadenia.
Mrs Canab Muuse Fooley, one of the mothers of Ogadenia, recited poetry at the meeting expressing her feelings about the situation in Ogadenia and also about the resources of Ogadenia that the world covets.
It can be said that today's meeting was different from the meetings held previously, and it was overshadowed by a feeling of grief, given the suffering inflicted on the women of Ogadenia: rape, killing, torture and every possible thing that degrades a human being.
The women of Ogadenia bear the responsibility to save themselves, and the young men of Ogadenia across the corners of the world [bear the responsibility] to defend their honour.
ONA, Nairobi, Kenya
AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
