Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU-DK ayaa munaasabad loogu magacdaray Maalintii Xasuuqa Ogadenya (Ogaden Massacre Day), ku qaban doona dalka Denmark. Munaasabada waxaa lagu martiqaaday oo ka soo qaybgali doona Haya’do caalami ah oy ka mid yihiin Amnesty International, Youth for Human Rights Intern. In Denmark, ururka Unge2Unge iyo saxaafadda dalka Denmark.
Dhamaan jaaliyadda Denmarka waxaa laga codsanayaa inay ka soo qaybgalaan munaasabadaa qaaliga ah oo dhici doonta 4-3- 2012.

The Ogaden Youth and Students Union (OYSU-DK) will hold an event in Denmark named Ogadenia Massacre Day (Ogaden Massacre Day). International organisations have been invited to the event and will attend it, among them Amnesty International, Youth for Human Rights Intern. In Denmark, the organisation Unge2Unge and the Danish press.
The entire community in Denmark is requested to attend this precious event, which will take place on 4-3- 2012.


AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
