
Ururka u dooda xuquuqda saxafiyiinta ee CPJ ayaa ku eedeeyay maamulka Hargaysa inay xidheen oy jidh dileen saxafiyiin ka hadlay ONLF.
Maamul ku sheega isku urursaday gobolka Waqooyi Galbeed ee Somaliya ayaa tan iyo markay ku dhawaaqeen inay yihiin maamul ka madaxbanaan Qarankii Somaliyeed iska dhaadhicyey inay Itobiya gacanta ugu hayso aqoonsiga dawlad-nimadooda taasoo ku xidhan inay la coloobaan qofkii Itobiya la colooba. Waxaan horey u ogayn iyagoo dad shacab ah intay qab-qabtaan ku andacooda waxaan haynaa xubno ONLF ah oo u dhiiba gumaysiga. Waxaa ku xigay ciidan farabadan oo ONLF ah ayaa ka soo dagay badda oon hareereynay ka dibna naga baxsaday. Waxaa ku xigay inay yidhaahdaan ciidan ONLF ah ayaa weerar nugu soo qaadaygaar ahaan marka uu dagaal dhex maro maleesiyaad kooda iyo kuwa PL. Akhri. Arintii waxay mareysaa hadda in qofkii yidhaahda ciidan ONLF ah ayaan aragnay in la budheeyo sida ay sheegeen ururka caalamiga ah ee u dooda saxafiyiinta – Committee to Protect Journalists CPJ.
Waxay haya’dan caalamiga ah xaqiijisay in 21kii Feberaayo laga qabtay magaalada Borama wariye wax u qora shabakadda Subulahanews oo lagu eedeeyey inuu war aan jirin sheegay oo ahaa ciidan ONLF ayaa saldhig ka samaystey magaalada Lughaya. Waxay kaloo ay sheegeen haya’adda CPJ in Maxamad Cabdiraxmaan si xun loola dhacay qoriga dabadiisa iyo budh oo isagoo aad u liita la dhigay isbitaalka. Waxaa ka horeeyay qaraaca M. Cabdiraxmaan in bishan 9keedii wariye wax ku qora todobaadlaha Ogaal sidoo kale uu xidhay wasiirkooda arimaha gudaha oo isagana lagu eedeeyay warbixin ka qoray ONLF.
Waxaase la yaableh in bil ka hor ay ahayd markay ku andacoonayeen waxaa na soo weeraray ciidamo is-biirsaday oo ONLF ay hogaaminayso. Taasoo ahayd markii lagu jabiyay duulaankii gardarada ahaa ay ku soo qaadeen maamulka Hargaysa dadka shacabka ah ee dagan Buuhoodle iyagoo raba inay xasuuqaan ka dib markay ku dhawaaqeen inay samaysteen maamulka cusub oo la magac baxay Khaatumo State. Wariyayaashan hadda la budheeyay ee qaarkood isbitaalada yaalaan waxay doonayeen un inay sii buunbuuniyaan arimahaa oy ka xanaajiyaan Itobiya si ay taagero uga siiso dagaalada lagu jabiyay ee ka socda deegaanada maamulka Khaatumo. Waxaysan ogayn wariyayaashan masaakiinta ah siyaasad xumada kooxda Hargaysa oo laablakac ku dhisa siyasadooda iyo mala awaal. Eng. Faysal C. Waraabe oo ka mid ah siyaasiyiinta sida xorta ah isaga hadla ayaa laga hayaa inuu yidhi; “20 sano ayaan dadweynaha been u sheegaynaye maxaan ku odhanaynaa hadda” , markii loo dareeray shirkii London oo Siilaanyo uu kaga qaybgalay inuu ka mid yahay maamaulada ka jira gobolada Somaliyeed.
ONA.
The press freedom organisation CPJ has accused the Hargaysa administration of detaining and physically assaulting journalists who spoke about the ONLF.
A self-proclaimed administration that has gathered itself in the North-West region of Somalia has, ever since it declared itself an administration independent of the Somali nation, convinced itself that Ethiopia holds the key to recognition of its statehood, which depends on its being hostile to whoever is hostile to Ethiopia. We previously knew of them rounding up civilians and claiming, "We are holding ONLF members," then handing them over to the colonisers. This was followed by claims that a large ONLF force had landed from the sea, which they said they surrounded and which then escaped from them. Next came claims that ONLF forces had launched an attack on them, particularly whenever fighting broke out between their militias and those of PL. Read. The matter has now reached the point where anyone who says "we have seen ONLF forces" is beaten, according to the international organisation that advocates for journalists - the Committee to Protect Journalists CPJ.
This international organisation confirmed that on 21 February a reporter who writes for the Subulahanews website was arrested in the town of Borama, accused of reporting false news, namely that ONLF forces had set up a base in the town of Lughaya. The CPJ also stated that Maxamad Cabdiraxmaan was severely beaten with rifle butts and clubs and was admitted to hospital in a very poor condition. Prior to the ordeal of M. Cabdiraxmaan, on the 9th of this month a reporter who writes for the weekly Ogaal was likewise detained by their interior minister, and he too was accused over a report he wrote about the ONLF.
What is astonishing, however, is that only a month ago they were claiming, "We have been attacked by coalition forces led by the ONLF." That was when the unjust offensive launched by the Hargaysa administration against the civilian population living in Buuhoodle, intending to massacre them after they had declared the formation of a new administration named Khaatumo State, was defeated. These journalists who have now been beaten, some of whom are lying in hospitals, merely wanted to further exaggerate those matters and provoke Ethiopia so that it would give support to the defeated wars taking place in the areas of the Khaatumo administration. These poor journalists did not know the bad politics of the Hargaysa group, which builds its policies on panic and guesswork. Eng. Faysal C. Waraabe, one of the politicians who speaks freely, is reported to have said: "We have been lying to the public for 20 years, so what do we tell them now," when it was made public at the London conference, which Siilaanyo attended, that he is one of the administrations existing in the Somali regions.
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
