
Maanta oo jimce ah waxaa kulan ku yeeshay xarunta barlamaanka dalka Finland xilibaan ka tirsan xisbiga Social Democrats iyo maamulka jaaliaayada S.Ogadenya oo kala ahaa gudoomiyaha jaaliayada Finaland mudane Maxamed Digaale iyo madaxa xidhiidhiyaha xafiiska arimaha dibada (HAD)ee jaaliyadda Finland mudane Cabdirxman dheere.
Shirka ayay maamulka jaaliayada iyo xilibaankaasi isku dhaafsadeen afkaaro badan oo khuseeya wadanka Ogaadeniya, xalaada bani-aadnimo ee ka jirta Ogaadeniya, labadii wariye ee u dhashay dalka Sweden ee lagu xidhay Itobiya iyagoo waajibaadkooda suxufinimo gudanaya iyo arimo khuseeya jaaliayda Finland.
xilibaanka ayaa aad u soo dhaweeyay xidhiidhka dhexmaray jaaliyada Finland iyo xisbigiisa aadna uga isago sheegay inuu aad uga xun yahay xaalada bini-aadnimo ee ka jirta Ogaadeniya.
jaaliayada iyo xilibaankuba waxay soo dhaweeyeen in xidhiidh noocan oo kale uu ka dhexeeyo waqtiyada sooscoda si lookala war qaato oo warbixin looga siiyo xaalka uu ku sugan yahay wadanka Ogaadeniya.
Sidoo kale jaaliyada waxaa u qorshaysan inay la kulmaan xubno ku jira baarlamaanka Finland isbuucyada fooda inagu soo haya hadii allah awooda lihi ogolaado.
Xubnihii jaaliyadda uga qaybgalay shirkaas ayaa ku qancay qaabkuu kulanku u dhacay iyo siduu xildhibaanku u danaynayo arimaha ka jira dalka Ogadenia, waxaadna moodaa inay axsaabta dalkan Finland danaynayaa qadiyada Ogadenia baryahan danbe.
Cabdiraxaam jarari Helsinki
ONA.
Today, Friday, a meeting was held at the headquarters of the Parliament of Finland between a member of parliament from the Social Democrats party and the leadership of the Western Somali (Ogadenia) community. The community was represented by the chairman of the Finland community, Mr Maxamed Digaale, and the head liaison of the foreign affairs office (HAD) of the Finland community, Mr Cabdirxman Dheere.
At the meeting, the community leadership and the member of parliament exchanged many ideas concerning the country of Ogadenia, the humanitarian situation in Ogadenia, the two Swedish-born journalists who were imprisoned in Ethiopia while carrying out their journalistic duties, and matters concerning the Finland community.
The member of parliament warmly welcomed the relationship established between the Finland community and his party, saying that he was deeply saddened by the humanitarian situation in Ogadenia.
Both the community and the member of parliament welcomed maintaining this kind of relationship in the coming period, so that they can keep each other informed and reports can be provided on the situation in the country of Ogadenia.
The community also plans to meet with members of the Finnish Parliament in the coming weeks, God Almighty willing.
The community members who took part in the meeting were satisfied with how the meeting went and with how interested the member of parliament was in the issues in the country of Ogadenia, and it appears that the political parties of Finland have recently been taking an interest in the cause of Ogadenia.
Cabdiraxaam Jarari, Helsinki
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
