Opens in a new tab

Maamulka uu Hogaamiye Mustafe Cagjar Waxuu Abaabulay Dhagaro waa Wayn oo Mustaqbalka Soomalida Caqab ku Noqon Doona Intuu Joogay Kursiga …

ONA3 July 2025
Read in English

Maamulka uu hogaamiye Mustafe Cagjar waxuu abaabulay dhagaro waa wayn oo mustaqbalka Soomalida caqab ku noqon doona intuu joogay kursiga dhagarahaas ooy ka mid yahiin fudu-daynta boobka lagu hayo dhulka iyo khayraadka Soomalida •

Sheegashada Abiye Axmad ee ku aadan dhoof-gayn dhakhsa ah in laga samayn doono shidaalka, Ogadenia booqashadiisii Godayna aysa ahayn mid lagu kor meerayo beero oo ay ahayd booqosho shidaal waxay cadaynaysaa jaha wareerka Maamulka la soo magacabay ee DDS xukuma ay bulshada Soomaliyeed rabaan inay kaga leexiyaan jahada si Itobiya loogu fududeeyo boobka ay rabto inay ku qaadato dhulka iyo khayraadka ku jira •

Dhanka kale Maamulka ayaa heshiisyo qarsoodi ah oo ku aadan Galbeedka Siti kula saxeeday maamulka Canfarta kasoo salka ku haya barakicin iyo siinta dhul Soomaliyeed qowmiyada Canfarta ,Hadalka uu Abiye Axmad ka hor jeediyay Baarlamaanka Wadankiisa waxuu daaha ka faydayaa dhagaraha ay maleegayaan maamulka Mustafe Cagjar •

ONA .

La wadaag