Opens in a new tab

Madaxa IHASA Mudane Hamse Warfaa oo Idaacadda BBC-da uga Waramay Xalka GA

ONA17 December 2011
Read in English

 Wareysi ay idaacadda BBC-da la yeelatay mudane Xamse Warfaa ayuu ugu sheegay inay si wadajir ah ugu gudbiyeen iyaga iyo ururka caalamiga ah ee Woodrow Wilsson maamulka M/W Obamma daraasad ay ku sameeyeen siyaabihii nabadgalyo waarta loogu soo dabaali lahaa gobolka GA, taasoo ay saldhig uga dhigeen in xal loo helo qadiyadda Ogadenya. Wareysigaa oo dhamaystiran halkan ka dhagayso [audio:https://ogadennet.com/wp-content/uploads/2011/12/hamse1.mp3|titles=I GUJI SI AAD U DHAGAYSATO WAREYSIGA]

La wadaag