Opens in a new tab

Madaxda Isbahaysiga PAFD oo Shir Jaraaid Si Wadajir ah ugu Qabtay Magaalada Asmara

ONA2 April 2016
Read in English

Madaxda isbahaysiga cusub ee PAFD ayaa shir jaraaid ku qabtay caasimada wadanka Eritrea ee Asmara,kadib markay soo gabagabeeyeen shir maalmihii lasoo dhaafay uga socday halkaasi.

Shirkaas ayaa lagu dajinayay shuruucda iyo istiraatiijiyada isbahaysiga isagoo la dhamaystirayay hay,adihiisa ka shaqayn doona fulinta ujeedada isbahaysiga loo sameeyey.

Isbahaysigan oo kal hore lagu yagleelay magaalada Oslo ee caasimada wadanka Norway ayaa kulankiisii labaad ku qabsaday magaalada Asmara 21-25 Maarso 2016,waxaana si wadajir ah qalinka loogu duugay in laga wada shaqeeyo sidii dulmiga gumaysi looga kor qaadi lahaa umadaha ay matalaan shanta urur ee ku bahoowday isbahaysigan oo kala ahaa:ONLF,OLF,GPLM,BPLM,SNLF.

HALKAN KA DAAWO

 

 

 

La wadaag