ONLF oo kudishay weerar 13 Askari oo Ethiopian ah.
21/02/2012 Ciidanka Jabhadda Wadddaniga Xoraynta Ogaadeeniya ayaa weerar uu ku qaaday ciidanka cadawga oo ku sugnaa Madheedh oo ka tirsan degmada Aware . Waxayna kaga dileen 13 askari halka dhaawac badana ay soo gaadhsiiyeen , ciidankan oo ahaa mid u socday hawlgal ay ku dhibaataynayaan shacbiga ayaa hadhaagiisii dib loogu soo celiyay deegaankii uu ka baxay ee magaalada Awaare
Isla taariikhdan fal gaadmo ah oo ciidanka lagaga fuliyay tuulada Dusmo ayaa inta la hubo waxaa lagaga dhaawacay hal askari.
Sidoo kale fal gaadmo ah oo ka dhacay Balli –dhabiile oo ka tirsan garrbo 19/2/12 ayaa waxaa ciidanka cadawga lagaga dhaawacay 2 askari.
Dhinaca kale kamiin ay u galeen ciidanka jabhaddu kolanyo gaadiid ah oo maraysay wadada isku xidha tuulada Dig iyo degmada Gunadago ayaa waxaa halkaa loogu gaystay gaadiidkii ay wateen khasaare balaadhan, waxaana lagu naafeeeyay laba baabuur iyadoo wixii saarnaa ay noqdeen wax dhintay iyo wax dhaawacmay, waxayna ka jiiteen baabuurtaasi goobtii.
Waxaa kale oo jira dagaalo kale oo ka dhacay goobo kale kuwaas oo aan dib idiinka soo gudbin doono
Waxaa wali halkiisii kasii soconaya dilkii arxandarada ahaa ee ka dhacay deegaanka gunagado ,halkaas oo lagu xasuuqay 14/2/12 dad badan , hadaba dilalkii ugu danbeeyay oo dhacay 25/2/12 ,ayaa waxaa nasoo gaadhay magacyada dadkii la laayay qaar ka mid ah oo aan idiin soo gudbin doono.
Lasoco Wararka ONA
ONA
ONLF kills 13 Ethiopian soldiers in an attack.
21/02/2012 Forces of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) carried out an attack on enemy troops stationed in Madheedh, which is part of Aware district. They killed 13 soldiers and inflicted many injuries. These troops, who had been heading on an operation in which they would harm the population, saw their remnants driven back to the area they had set out from, the town of Awaare.
On the same date, an ambush carried out against the troops at the village of Dusmo wounded at least one soldier. Likewise, in an ambush at Balli-dhabiile, part of Garrbo, on 19/2/12, 2 enemy soldiers were wounded. Elsewhere, in an ambush that the Front's forces set for a convoy of vehicles travelling on the road linking the village of Dig and Gunadago district, heavy damage was inflicted on the vehicles they were using. Two vehicles were disabled, and those aboard were either killed or wounded. They towed those vehicles away from the scene. There were also other battles in other places, which we will report to you later. The merciless killing in the Gunagado area, where many people were massacred on 14/2/12, is still continuing. Regarding the latest killings, which took place on 25/2/12, we have received the names of some of the people who were killed, which we will pass on to you. Stay tuned to ONA News ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
