Opens in a new tab

Magaalada Jigjiga Waxay ka Cabtaa Dameer Biyoole Waxaana Usii Dheer Gubasho Joogta ah oo aan Wax Damiya Jirin Halka ay Wasiirada Qaar ay …

ONA15 April 2026
Read in English

Magaalada Jigjiga waxay ka cabtaa dameer biyoole waxaana usii dheer gubasho joogta ah oo aan wax damiya jirin halka ay wasiirada qaar ay xabsiyo qarsoon furteen ooy dadka ku xidhaan .Cabdulahi korme oo ONA ooga waramay waxuu Jigjiga ku soo arkay.

La wadaag