Shirkadda Maalgashiga ugu weyn dalalka Scandenevia ee lagu magacaabo Nordea ayaa soo saaray filim yaroo ay isugu muujinayaan inay tixgaliyaan xuquuqda shucuubta oo aanay maalgalin siinin shirkadaha aan tixgalin xuquuqda aadanaha.
Sida ay ku sharxeen filimkooda, waxay sheegeen inay baadhitaan sanad walba ah ku sameeyaan shirkadaha ay maalgashiga siiyaan say u hubsadaan in aanay ku xadgudbin xuquuqul insaanka, xuquuqda shaqaalaha, ilaalinta baya’ada (Invironmental Protection) iyo in aanay shirkadahaa ku shaqa lahayn samaynta hub sharcidarro ah.
Sasha Beslik oo ah madaxa maalgalinta Nordea ayaa Video-ga laga duubayaa isagoo maraya Kenya iyo Ogadenya (Ethiopia) oo ah goobaha ay ka shaqayso shirkadda shidaalka ee African Oil oy maalgaliyeen.

Markaad daawato filimkan waxaad ku arki sida khiyaanada ah ee dadweynaha loogu khaldayo, gaar ahaan marka uu ka hadlayo Ogadenya. Ugu horeyn waxay soo saarayaan sawiro iyo filim ilbiriqsiyo ah oo Shabaabka Somaliya laga soo duubay. Ka dib, waxay u sharxayaan si xishood uu ka muuqdo waliba, inay jiraan digniino uga imanayay waxay ku sheegeen urur argagixin ka wada Itobiya siday hadalka u dhigeen, ka dibna waxay ku xidhayaan sawirada ay kasoo duubeen Kenya iyo Tansaniya oo qofka aan aqoonin ugu muuqanaya inay kasoo duubeen Ogadenya.
Arintaa isagoo doonaya inuu ka daba tago ayuu wariye Martin Schibbye ugu tagay xafiiskooda. Fariinta Filimka loogu talagalay inuu fidiyo ayaa ahaa – All will benefit from exploration in Ethiopia – Dhamaan way ka faa’iidayaan baadhitaanka (shidaalka) ee Itobiya (aan ka wadno). Gaar ahaan dadka saamiga ku leh shirkadda – Especially those who own shares – .
Waxaad moodaa buu yidhi Martin in filimkan ay sameeyeen inta aanan aniga iyo Johan Persson aanan galin Ogadenya. Sida anagoo aanan la kulmin xabadda askarta Itobiyaanka ah. Wuxuu intaa raacinayaa in kooxda samaysay filimkan dacaayadda ah aanay sooba hadal qaadin Ninka Xukuma Nabadgalyada Gobolka ee ah ku-xigeenka M/weynaha Cabdulaahi Weerar, dil beenaadkii uu nagu sameeyay anagoo qorax kulul hoos fadhina suu filim been ah nooga duubo. Wuxuu yidhi Martin, hal meelna kagama aanay xusin filimkooda Cabdulaahi Xuseen oo ahaa ninkii la shaqaynayay maamulka Itobiya oo markuu arkay xasuuqa ay ku hayaan shacabka, iyo kufsiga iyo jidh-dilka isaga soo cararay isagoo wada filimo cadeynaya arimahaa..
Markaan daawaday buu yidhi Martin filimkan dacaayadda ah ee shirkadda ay samaysay, waxaa dareemay dhibkaan u marnay in aan xaqiiqada ka jirta Itobiya aan banaanka soo dhigno ay khasaara ahayd. Waxaanse aad u doonayay inaan ogaado sida ay shirkadda Nordea u aragto mushkiladda ah inay dagaalada maalgalin ku sameeyaan, ama ay maalgashadaan shirkad xidhiidh la leh ciidanka Itobiya.
Isagoo ka duulaya fikradaa ayuu Martin ugu tagay xafiiskooda wuxuuna la galay dood dheer Sasha Beslik oo ah Madaxa Maalgalinta shirkadda ee filimka dacaayada ah sameeyay. Wuxuu miiska soo saartay buu yidhi qalabka duubitaanka inta aanan wada fadhiisan. Wuxuu u muuqday buu yidhi, qof raaligalin ka bixinaya oo muujinaya in aanay u diyaargaroobin waxay kala kulmeen dadwenaha (But he is critical of how unprepared the company was on the expectations that have been built up in the local community.).
Waa dal ay saxafiyiin yar wax ka qoraan, meel aan loo ogolayn haya’ada Human Rights Watch inay ka hawlgasho, meel aan loo ogolayn saxafiyiin ajnabi ah inay tagaan. Socdaal noocan ah oo shirkad shidaal la xidhiidha waxadan arki karin oo badan ayaa jira. Sidaa ayuu yidhi Beslik. Marka Wariyayaasha iyo Haya’adaha Qaramada Midoobay aanay meel gali karin waxaa iska cad in aanay xaaladu fiicnayn, laakiin marka anaga aan aragno meel ay ka jirto fursad maalgashi oon qiimayno waan tagaynaa. Waxaan aaminsanahay in aan dhabarka u ridano wax aka dhasha meelaha aan maalgalinta ku samaysano dhibaatada kasoo gaadha dadka shacabka ah iyo shaqaalaha ayuu yidhi Besilik.
dheer ayuu lagalay wariye Martin, wuxuu yidhi intaan dhagaysanayay hadalkiisa ayaan sii diyaarsaday Kombiyutarka saan u daawadsiiyo filimkii dokumentariga “Dictatorship prisoners” ee laga diyaariyay Cabdulaahi Xuseen ee laga sii daayay SVT, wuxuuna ku andacooday Bislik inuusan daawanin filimkaa.
Dooda dhex martay Madaxa Maalgalinta shirkadda Nordes Mr. Beslik iyo wariye Martin oo aad u dheer halkan ka akhriso ( Riix ).
ONA.
When you watch this film you will see the deceptive way the public is being misled, especially when it talks about Ogadenia. First of all, they show pictures and a few seconds of film footage recorded of the Somali Shabaab. After that, they explain, with apparent embarrassment, that there had been warnings coming from what they called a terrorist organisation operating in Ethiopia, as they put it, and then they link this to footage they recorded in Kenya and Tanzania, which to a person who does not know appears to have been recorded in Ogadenia.
Wanting to follow up on this matter, journalist Martin Schibbye went to their office. The message the film was intended to spread was - All will benefit from exploration in Ethiopia – Everyone will benefit from the (oil) exploration in Ethiopia (that we are carrying out). Especially the people who own shares in the company - Especially those who own shares - .
You would think, said Martin, that this film was made before Johan Persson and I entered Ogadenia. As if we had not been met by the bullets of Ethiopian soldiers. He adds that the team that made this propaganda film did not even mention the man who controls the security of the region, the Vice President Cabdulaahi Weerar, and the mock execution he carried out on us while we sat under the hot sun so that he could record a false film of us. Martin said that nowhere in their film did they mention Cabdulaahi Xuseen, who was a man working with the Ethiopian administration who, when he saw the massacres they are committing against the people, and the rape and torture, fled carrying films proving those matters..
When I watched this propaganda film made by the company, said Martin, I felt that the hardship we went through to bring out into the open the truth that exists in Ethiopia had been a waste. But I very much wanted to know how the Nordea company views the problem of investing in wars, or investing in a company that has links with the Ethiopian army.
Proceeding from that idea, Martin went to their office and had a long debate with Sasha Beslik, the company's Head of Investment, who made the propaganda film. He placed recording equipment on the table, he said, before we sat down together. He appeared, he said, like a person apologising and showing that they had not been prepared for what they encountered from the public (But he is critical of how unprepared the company was on the expectations that have been built up in the local community.).
It is a country that few journalists write about, a place where the organisation Human Rights Watch is not allowed to operate, a place where foreign journalists are not allowed to go. There are many such trips by oil-related companies that you cannot see. That is what Beslik said. When journalists and United Nations agencies cannot get into a place, it is clear that the situation is not good, but when we see a place where there is an investment opportunity that we value, we go. We believe that we bear responsibility for whatever arises in the places where we invest, the harm that befalls civilians and workers, said Besilik.
Journalist Martin had a long [debate] with him; he said that while I was listening to his words I was preparing the computer so that I could show him the documentary film "Dictatorship prisoners", made about Cabdulaahi Xuseen and broadcast by SVT, and Bislik claimed that he had not watched that film.
Read the very long debate between the Head of Investment of the Nordes company, Mr. Beslik, and journalist Martin here ( Click ).
ONA.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
