Opens in a new tab

Maxaa Kasocda Magaalada Dhagaxbuur iyo Deegaanada ku Xeeran?

ONA28 June 2026
Read in English

Xogta aan ka helayno Dagmada Dhagaxbuur ee Xarunta Gobolka Jarar ayaa sheegaysa in qaab xatooyo ah aadna loo qariyay loo maxaabiisay dad shacab ah oo kusugan Magaalada Dhagaxbuur.

Xogta ayaa tilmaamaysa in meelo aan la aqoonin lagu xidhay dad 10 kor u dhaafaya oo qaar kamid ah ay ahaayeen xubnihii Ururka ONLF ee Gobolka Jarar, kuwaas oo xili sii horaysayba laga joojiyay shaqooyinkii ay Ururka u hayeen.

Dad kusugan Magaalada Dhagaxbuur ayaa Wakaalada Wararka Ogadenia ONA u sheegay in dadka laqaqabtay lagu eedeeyay in ay wadeen howlo kadhan ah dowlada waa sida ay eeda u dhigeen e.

Magacyada dadka la qafaashay oo hada mudo xidhan iyo xogtooda hoose kala soco Wakaakada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA.

La wadaag