Dilka, Kufsiga, Boobka iyo Xadhiga loo geysto shacabka Somalida Ogadeniya waa sharci ka jira dhulka Somalida Ogadeniya oo loo jideeyay Ciidmada Gumeysiga Ethiopia inay ku soo aar guttaan markasta oo uu guul-daro kala kulmo goobaha dagaalka. Woyanuhu waxa uu dib ugu gadoodaa dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan waxayna ku ciqaabaan hadba waxa ay doonaan.
Wararka aan kasoo arruurinay dhulka Somalida Ogadeniya ee Maalmihii ugu danbeeyay Ayaa waxa dhulka Somalida Ogadeniya ka dhacay dilal ka dhacay Maygaaga Dhagaxbuur iyo Haarweyn oo ka tirsan Godey. Waxakale oo dad badan lagu xidhay Magaalada Dhuxun iyo Goday.
Dilal:
Hadaba dilalkii ugu danbeeyay ee nasoo gaadhay waxay ka kala dhaceen
12/2/12 Maygaaga Dhagaxbuur waxa lagu dilay (Allaah Ha u naxariisto)
Axmed Xayraan
14/2/12 Haarwayn oo ka tirsan Goday waxalagu dilay (Allaah Ha u naxariisto)
Badri Cabdi Cali
19/2/12 Ceelka biyocade waxaa dhaawac loogu gaystay
Faarax Xuseen Gorod
Xidhay
Waxaa jira dad fara badan oo loo taxaabay xabsiga degmada Dhuxun 14/2/12 kuwaas oo isugu jira rag iyo dumar dadkan oo laga soo uruuriyay deegaanka degamada ayaa kala ah
Faadumo Badri Cismaan
Faadumo Saxane Muxumed
Maryama Cabdi
Baari Maxamed Axmed
Muxumed Maxamed
Xaliimo Cabdi Sheikh Cabdi
Cabdi raxmaan Sheikh Maxamed Aadan
Cabdi Maxamed Sagal
Dhuux Maxamed Sagal
Kaamil Cabdulaahi Siraad
16/2/12 waxaa isna magaalada Goday lagu xidhay
Cabdi Buraale
Sidii aad kala socoteen warbaahinta waxaa maalmihii ugu danbeeyay sii kordhayay xasuuqa ay kula kacayaan ciidamada hawaarintu dadka ogaadeenya ee aan waxba galabsan kuwaas oo ka dhacayay degaano ka tirsan gobolada jarar,shabeele, iyo meelo kale oo kamid ah Ogadeniya.
ONA
The most recent killings that have reached us took place as follows
12/2/12 In Maygaaga Dhagaxbuur, the following was killed (may Allah have mercy on him)Axmed Xayraan
14/2/12 In Haarwayn, which is part of Goday, the following was killed (may Allah have mercy on him) Badri Cabdi Cali 19/2/12 In Ceelka biyocade, the following was wounded Faarax Xuseen Gorod Detained There are a great many people who were dragged off to the prison of Dhuxun district on 14/2/12, including both men and women. These people, who were rounded up from the area of the district, are as follows Faadumo Badri Cismaan Faadumo Saxane Muxumed Maryama Cabdi Baari Maxamed Axmed Muxumed Maxamed Xaliimo Cabdi Sheikh Cabdi Cabdi raxmaan Sheikh Maxamed Aadan Cabdi Maxamed Sagal Dhuux Maxamed Sagal Kaamil Cabdulaahi Siraad 16/2/12 Also detained in the town of Goday was Cabdi Buraale As you have been following in the media, in recent days the massacres being carried out by the Abyssinian troops against the innocent people of Ogadenia have been increasing; these have been taking place in areas belonging to the regions of Jarar, Shabeele and other places in Ogadenia. ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

