Dadka gunagado oo ay la soo daristay murugo hor leh
Dhibaatooyinka ka dhaca ogaadeenya waxay qayb ka noqdeen nolosha guud ee dadka ogaadeenya kaas oo maalin walba ku waabariista dhacdo murugo xanbaarsan ,waxayna dadkani ilaa hada aduunyada qayb uga heleen in uu gumaado cadaw aan u naxayn islamarkaana aan duunyadu ka hadal dhibaatada soo gaadha,
14/2/12 ayay ahayd maalintii uu xasuuqa baahsan ka dhacay meel lagu aasayay dad uu cadawgu laayay magaalada guunagado, halkaas oo ay hal mar ku naf waayeen dad badan ,sidii aad la socoteen xasuuqaas waxa uu ku baahay deegaanada ku hareeraysan gunagado , sida Ashir,Geesadeero,Wargaadsan,Boodhlay,Ballisareedo iyo meelo kale ,waxaana ku dhintay dad kor u dhaafay 46 ruux oo ay ka mid ahaayee qoys ku hoobtay xasuuqaas, sidoo kale waxaa lagu dhacay hanti u badan xoolo nool oo gaadhaya boqolaal,iyadoo dadkii deegaanadaa ku sugnaana ay u barakaceen meelo kale oo ay miic bidayeen
Hadaba 27March 2012 ayay mar kale dadka yar ee ku hadhasaana deegaankaa waxay la kulmeen arin murugo iyo ciil hor leh ku abuurtay islamrkaana dib u soo xasuusisay dhibaatadii ay soo mareen iyo xasuuqii
Magaalada gunagado meesha ay ka dagan yihiin ciidanka cadawgu ayaa lagu arkay laba nin oo inta kurka xadhko looga xidhay sidaa ku dhintay maydadkan oo sida la qiyaasayo yaalay mudo kuwaad 3 cisho ah ayay awoodi waayeen dadkii deegaanku inay qaadaan si loo aaso, waxaana ka muuqday calaamado muujinaya in la dabay ,sidaana ay ku dhinteen
Lama garanayo xilliga dhabta ah ee dadkan la laayay sidoo kale lama oga in dadkan ay yihiin inta la arkay maydkooda iyo inay jiraan dad kale oo ku qarsoon goobo kale
Ciidamada cadawga ayaa dadka ay sida xun u laayaan qaar badan oo ka mid ah waxay cunsiiyaan AYDA taasina waxay dadka ku abuurtay uurkutaalo iyo murugo aan waligeed la ilaawin Karin
Dadka ogaadeenya waxay ka dharagsan yihiin sababaha rasmiga ah ee ay u gaadhayso dhibaatadan ,taasina waxy ku dhiiri galisay inay si buuxda isugarabtaagaan halganka xoriyada iyo aayaha loogu raadino dadka ogaadeenya si loosoo afjaro dhibaatada iyo haydaartada haysta.
ONA
14/2/12 was the day a widespread massacre took place at a site where people killed by the enemy were being buried in the town of Gunagado, where many people lost their lives at once. As you have been following, that massacre spread to the areas surrounding Gunagado, such as Ashir, Geesadeero, Wargaadsan, Boodhlay, Ballisareedo and other places, and more than 46 people died, among them a family that was wiped out in that massacre. Likewise, property was looted, mostly livestock numbering in the hundreds, while the people living in those areas were displaced to other places where they sought refuge
Then on 27 March 2012, the few people who remained in that area once again encountered an incident that caused them fresh grief and anguish and reminded them of the suffering and the massacre they had been through In the town of Gunagado, where the enemy troops are stationed, two men were found who had died with ropes tied around their necks. These bodies, which are estimated to have lain there for about 3 days, the local people were unable to retrieve in order to bury them, and they showed signs indicating that they had been strangled, and that this is how they died The exact time these people were killed is not known, nor is it known whether these people are the only ones whose bodies were found or whether there are others hidden in other placesThe enemy troops kill people in a horrific manner, and many of them they infect with AIDS, and this has caused people heartache and grief that can never be forgotten
The people of Ogadenia are fully aware of the real reasons why this suffering is being inflicted on them, and this has encouraged them to stand fully together behind the struggle for freedom and the destiny sought for the people of Ogadenia, in order to bring an end to the suffering and oppression afflicting them. ONAAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

