Waxaa mudooyinkan danbe aduunka ku soo biiray qisooyin lalayaabo, iyo hadalo lalayabo iyo dhaqamo cusub. Waxaa ka mid ah oo shacabka S.Ogaadeeniya ay is waydiinayaan oy faalaynteeda iyo falanqaynteeda hadal hayaan qorshaha cusub ee gumeysiga Itoobiya iyo adeegayaashiisu ay soo hor dhigeen dhawaan markay magaalada London u yimaadeen waxay ku sheegeen Biya-xidheen Itobiya ay ka dhisayso wabiga Neel (Nile River). Waxay aad ula yaabeen dhiiranaanta lala soo aaday boobka iyo dhaca xoolaha shacab Soomaliyeed ee qurbaha ku nool.
Waxay la yaabeen in la yidhaahdo waxad keentaan maalkii lagu dhisi lahaa biyaxidheen laga dhisayo galbeedka Itobiya iyo meel aanay waligoodba maqlin iyadoo shacabka Somaliyeed ee Ogaadeenya inkastoo aanay weli ka hoos bixin heeryada gumeysiga, hadana aan waligood aanay marana ogalaanin raalina ka noqon inuu gumeysig soo caga dhigto dhulkooda, wax dhaqaale wadaag ah ama xidhiidh kale ahna uusan waligoodba dhexmarin.
Waxaan soo marnay sheekooyin badan oo taxane ahaa oo maalin walba mid la’inoo keenayay. Waxaan maqli jirnay kolba eray cusub oo macno cusub wata oo Itobiya ay hantida yaree shacabkeena ay ku boobto. Maanta waxaa aad loola yaaaabay erayada iyo luuqada cusub ee gumeyisgu la soo baxay. Waxaa la yidhi oo lagaga dhawaaqay safaaradda Gumaysiga ee London; “Iibsada Itoobiyanimada”. Intaas waxaa dheer oo lagu yidhi dadkii galay safaaradda gumaysiga London, haddaad doonaysaan inaad noqotaan Itoobiyaan waa inaad iibsataan warqadda Biya xidhka Abbay. Waxaa hubaal ah in kuwii sidaa ku iibsaday Itobiyaanimo ay sharaf dhac u keeneen magacii umadda Somaliyeed.
Maxaase isku xidhay warqad la iibsado iyo Itoobiyaanimada? Qawmiyadaha kale sidaa miyaa looga iibiyay warqaddan biya-xidheenka? Maxaa keenayse in Somalida laga iibiyo Itoobiyaanimada Maanta? Maxaa qofka Soomaaliga ah looga gadayaa Itoobiyaanimada? Shacabka Soomaalida Ogaadeeniya ma sidaa ayay ku noqonayaan Itoobiyaan? Mase u baahan yihiin inay gataan Itoobiyaanimada?
Shacabka Soomaalida Ogaadeeniya oon waligood laga maqlin Itoobiyaan ayaan ahayn oon waligood Itoobiya inteeda kale wax la wadaagin waxna la qaybsanin ayaa lagu yidhi iibsada Itobiyanimada. Itoobiya oon waligeed cid aan Axmaaro iyo Tigree ahayn aanay dhab ahaan u sheeganin. Labadaa qawmiyadood cid aan ahayna ma soo xukumin, waana labad qoomiyadood ee ka soo jeeda Kiniisada Orthodokiska ee Itoobiya katalisa waligeedna ka soo talin jirtay, ilaa Johannas, Minilikh, Minilikh II, Xaylesilaasi, Mingistu Xayle Maryam iyo kan hadda xukuma ee dhiigyacabka ah Meles Zinawi.
Arinta dhabta ah waxay tahay; gumeysiga Itoobiya waxaa la soo daristay dhaqaale xumo badan oo meelo badan ka soo wajahday, dhinacii kaalmada dibadda oo uu aad ugu tiirsana wadamo badan ayaa ka joojiyey qaar kalena way ka yareeyeen kaalmadii ay siin jireen Itoobiya. Akhri Dawladaha Midowga Yurub Waxay ku dhawaaqeen in ay ka fiirsanayaan dhamaanba kaalmadii ay siin jireen Itoobiya. Sicirbaraarka ayaa aad sare ugu kacay wadanka gudihiisa. Qiimaha lacagta Birrka ah ayaa aad hoos ugu dhacay. Badeecada wadanka soo gasha ayaa qiimo sare ku timaada madaama ayasan Itoobiya lahayn dekad ay wax kal soo degto. Xukuumada TPLF markay arkeen khatarta dhaqaale xumo ee ku soo food leh ayay waxay bilowday in ay tidhaahdo waxaan dadka ka iibinayaa warqado damaanad ah oo la yidhi waa Biyo xidheenka Abbay ee ku yaala Waqooyi Galbeed ee Itoobiya. Qofka Somaliga ah ee garanaya meeshaa waa kuma?
Ogaadeeniya sow ma maro labo wabi iyo Togag badan oo biyahooda ay ku shubmaan Bad-weynta Hindiya? Maxaa looga dhisi waayay biyo xidheeno iyo dhulbeereed ay dadku ku noolaadaan?
Ugu dambayntii; shacabka Soomaalida Ogaadeeniya waligiis Itoobiya kama mid noqon, kamana mid noqon doono. Taariikhda qoranna waxaa ku xardhan inuu gumeysigii Reer Yurub ee Afrika ku soo duulay gaar ahaan Ingriiska ay ku wareejiyeen 1948 – 1955 Itoobiya dhulka Soomaalida Ogaadeeniya ilaa iyo maantana halgan aan joogsan uu ka aloosn yahay dhulkaa ilaa ay Xoriyadooda helaana ay wadayaan.
Xaaji Maxamed
In recent times the world has seen astonishing stories, astonishing statements and new practices. Among them, one that the people of Somali Ogadenia are asking each other about and are discussing and analysing, is the new plan that the Ethiopian colonial regime and its servants recently presented when they came to the city of London, where they spoke of a dam that Ethiopia is building on the Nile River. People were greatly astonished at the boldness with which they came to plunder and rob the wealth of the Somali people living in the diaspora.
They were astonished to be told to bring the money for building a dam being built in western Ethiopia, in a place they had never even heard of, while the Somali people of Ogadenia, although they have still not escaped the yoke of colonialism, have never once accepted or been content with the colonial regime setting foot on their land, and no economic partnership or any other relationship has ever existed between them.
We have been through many serial stories, each day bringing us a new one. We used to hear, time after time, a new word carrying a new meaning by which Ethiopia would plunder the meagre wealth of our people. Today, people have been greatly astonished by the new words and language the colonial regime has come up with. It was said, and announced at the colonial embassy in London: "Buy Ethiopianness". In addition, the people who entered the colonial embassy in London were told: if you want to become Ethiopian, you must buy the Abbay Dam bond. It is certain that those who bought Ethiopianness in that way have brought disgrace upon the name of the Somali nation.
But what connects a purchased bond with Ethiopianness? Was this dam bond sold in that way to the other nationalities? And what leads to Ethiopianness being sold to Somalis today? Why is Ethiopianness being sold to the Somali person? Will the Somali people of Ogadenia become Ethiopian in that way? And do they even need to buy Ethiopianness?
The Somali people of Ogadenia, who have never been heard to say they are Ethiopian, and who have never shared or partaken in anything with the rest of Ethiopia, have been told to buy Ethiopianness. Ethiopia has never truly claimed anyone other than the Amhara and Tigray. No one other than those two nationalities has ever ruled it, and they are the two nationalities that come from the Ethiopian Orthodox Church, which rules Ethiopia and has always ruled it, from Johannes, Menelik, Menelik II, Haile Selassie, Mengistu Haile Mariam, to the current ruler, the bloodthirsty Meles Zenawi.
The real issue is this: the Ethiopian colonial regime has been hit by severe economic hardship coming from many directions. In terms of foreign aid, on which it heavily depends, many countries have stopped it, while others have reduced the aid they used to give Ethiopia. Read The European Union countries announced that they are reviewing all the aid they used to give Ethiopia. Inflation has risen sharply inside the country. The value of the Birr currency has fallen sharply. Goods entering the country arrive at high prices, since Ethiopia has no port through which to import goods. When the TPLF government saw the threat of economic hardship facing it, it began saying: we will sell people guarantee bonds, said to be for the Abbay Dam located in northwestern Ethiopia. Which Somali person knows that place?
Do not two rivers and many seasonal streams, whose waters flow into the Indian Ocean, pass through Ogadenia? Why could dams and farmland on which people could live not be built there?
In conclusion: the Somali people of Ogadenia have never been part of Ethiopia, and never will be. Written history records that the European colonisers who invaded Africa, particularly the British, handed over the land of Somali Ogadenia to Ethiopia between 1948 and 1955, and to this day an unceasing struggle has been raging in that land, which they will continue until they gain their freedom.
Xaaji MaxamedAI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.
