19 March 2012 waxay ciidamada wayaanuhu weerar ku qaadeen guryo ay daggan yihiin qaar ka mid ah Odayaasha magaalada Awaare , falkaas waxshinimada ah ee lagu argagax galinayo dadka shacabka ah oo ka dhacay gudaha iyo agagaarka magaalada Awaare ayaa dadku ku tilmaameen mid lagu bar-tilmaameedsanayo Indheer garadka iyo Odayaasha deegaanka, taas oo looga jeedo in lagu bahdilo shacabka:
sida aan la socono waxay ciidamada cadawgu xabsiga ku hayaan Ugaaskii caanka ahaa ee Ugaas Maxamed Duule,oo ay dhawaan ka soo xidheen magaalada Qabri-dahar
Hadaba odayaashaas qaar kamid ah oo magacyadooda ay nasoo gaadheen waxay kala yihiin
Cumar aadan cawal {dhagdheer}
Cabdi risaaq cadar
Cabdi dhabanay ismaaciil faarax
Indhacade cabdulaahi geele
Axmed koosaar catoosh
Nuur alaaki
Maxamed muuse caloolay
Xaaji maxamed
maalmo yar ka hor ayay ahayd markii magaalada Dhagaxbuur lagu xidhxidhay dadka kor u dhaafaya 60 qof kuwaas oo ilaa hada ku jira gacanta cadawga ,mana jirto cid ka hadashay ama la sugayo inay ka hadasho arintan ka socda ogaadeenya, ee xadgudubka ah.
On 19 March 2012, Woyane forces raided homes where some of the elders of the town of Awaare live. People described this barbaric act, which is meant to terrorise civilians and took place inside and around the town of Awaare, as one that targets the intellectuals and elders of the area, with the aim of humiliating the public:
As we know, the enemy forces are holding in prison the well-known Ugaas, Ugaas Maxamed Duule, whom they recently arrested in the town of Qabri-dahar Some of those elders whose names have reached us are as follows Cumar aadan cawal {dhagdheer} Cabdi risaaq cadar Cabdi dhabanay ismaaciil faarax Indhacade cabdulaahi geele Axmed koosaar catoosh Nuur alaakiMaxamed muuse caloolay
Xaaji maxamed Just a few days ago, more than 60 people were arrested in the town of Dhagaxbuur, and they are still in the hands of the enemy. No one has spoken out about, or is expected to speak out about, these violations taking place in Ogadenia.AI translation from the Somali original. In case of doubt, the Somali text is authoritative.

